Ciidamadi kasoo gadooday Furinta Baydhabo oo laxailiyay

0
Sunday May 12, 2013 - 19:59:56 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 542
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamadi kasoo gadooday Furinta Baydhabo oo laxailiyay

    Kulan soconayay muddo 4-maalin ayaa maanta lagu soo gaba gabeeyay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay kulankaana waxaa yeeshay maamulka Gobolka iyo odayaasha Dhaqanka waxaana looga halayay sidii loo xalin lahaa khilaaf sababay gacan ka hadal d

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulan soconayay muddo 4-maalin ayaa maanta lagu soo gaba gabeeyay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay kulankaana waxaa yeeshay maamulka Gobolka iyo odayaasha Dhaqanka waxaana looga halayay sidii loo xalin lahaa khilaaf sababay gacan ka hadal dhex maray ciidamo ka tirsan maamulka gobolka iyo ciidamo gadood ah oo la sheegay in ay ka soo tageen furumaha hore ee Gobolkaas. waxaana itii uu socday kulanka looga hadlay sidii mushaaraad loo siin lahaa ciidamadii gadadood sanaa ee ka soo laabtay furumaha hore ee Gobolkaasi sidaana waxaa sheegay kuusoow Maxamed Maxamuud oo kamid ahaa odayaashii shirkaasi ka qeyb galay .

kuusoow Maxamed ayaa sheegay in intii uu shirka socday lagusoo hadal qaaday qasaarihii kadhashay dagaalkii dhex maray ciidamadii ka tirsanaa maamulka gobolka iyo kuwii kale ee gadoodsanaa.

Maalmo ka hor ayaa dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac waxa uu ka dhacay magaalada Baydhabo oo u dhaxeeyay ciidamo ka tirsan kuwa gobolkaasi iyo kuwa la sheegay in ay ka soo tageen furumaha hore ee gobolkaasi waxaana ka hadlay wasiirka gaashaan dhiga c?xakiin xaaji maxanuud Fiqi.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip