Al-Qaacida Yeman oo taageertay Al-Shabaab Garabka Axmed Godane

0
Saturday September 07, 2013 - 11:45:07 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 1083
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al-Qaacida Yeman oo taageertay Al-Shabaab Garabka Axmed Godane

    Qeyb ka mid ah Fariin uu Af Somali kusoo diray Cumar Xamaami ayaa waxa uu kaga hadlay khilaafka udhaxeeya Saraakiisha Al Shabaab iyo Ajaanibta ka bar bar dagaalameysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qeyb ka mid ah Fariin uu Af Somali kusoo diray Cumar Xamaami ayaa waxa uu kaga hadlay khilaafka udhaxeeya Saraakiisha Al Shabaab iyo Ajaanibta ka bar bar dagaalameysa. Waxaana qodobo ka mid ah isagoo fariintiisa ka hadlaya xalay aan usoo gudbinay dhageystayaasheena ayaa waxa uu markaan kusoo bandhigayaa sida Al qaacida ukala safatay saraakiisha qoryaha isku heysta ee Al shabaabka Somaliya & Ajaanibta la jooga.

Xamaami waxa uu tibaaxay in si cad mar ay ubandhigteen dacwadooda Al qaacida Yamen ay xiriirkoodii ujareen Ajaanibta lana safteen Axmed Godane sida uu hadalka udhigay.

Mar uu ka hadlay Xaasaska Ajaanibta ujoogay Somaliya ayuu tibaaxay in laga masaafuriyey dalka sida uu sheegayna ay Kooxda hoostagta Axmed Godane ku eedeeyeen shakhsiyaadka iyaga aan ahayn oo hub wata ay dagaal la galayaan.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip