Midawga Africa iyo Yurub oo sheegay in ay dowladda ka taageerayaan amaanka

0
Sunday September 08, 2013 - 13:48:19 in Wararka by
  • Visits: 1483
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Midawga Africa iyo Yurub oo sheegay in ay dowladda ka taageerayaan amaanka

    Ururadaan ayaa waxa ay si isku mida usheegeyn in ay dowladda fidraalka soomaaliya ay ka taageerayaan sugida amaanka magaalad muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ururadaan ayaa waxa ay si isku mida usheegeyn in ay dowladda fidraalka soomaaliya ay ka taageerayaan sugida amaanka magaalad muqdisho Warsaxaafadeed warsaxaafadeed ay soo saareyn Ururka Midowga Yurub ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya laga taageerayo Sugida Amaanka dalka ayadoona warsaxaafadeedaka lagu yiri " waanu ka xunahay dhibaatooyinka soo noq noqday ee ammaanka caqabada ku ah Nabad gelyada Soomaaliya”

Sikastee ahaataab hadalka kasoo baxay madaxda midowga Africa iyo yurub ayaa waxa uu kusoo aadayaa xilli magaalada muqdisho ee caasimada dalka soomaaliya maalmihii ugu danbeeye aykusoo kordhayeen falal amniga liddi ku ah ayadoona shalayto magaalada muqdisho ay ka dhaceyn qaraxyo lala yaabay qaababka ay ku dhaceyn kuwaa oo ay dad farabadan ku nafwaayeen halka kuwa kalana dhaawacyo uu u geystay

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip