Wiilka Kasoo Jeeda Dalkeena Soomaliya Abdisalam Ibrahim Oo Ay Ku Dhegen Tahay Swansea City.

0
Thursday December 19, 2013 - 13:25:48 in Sports by Web Admin
  • Visits: 1187
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wiilka Kasoo Jeeda Dalkeena Soomaliya Abdisalam Ibrahim Oo Ay Ku Dhegen Tahay Swansea City.

    Kooxda ka dhisan Dalka Walez misna ku jirta horyaalka England ee Premier waa kooxda Swansea City ayaa doonaysa inay soo qaadato xiddiga da' da yar ee kasoo jeeda dalkeena hooyo Soomaliya Abdisalam Ibrahim kaas oo u safta kooxda Man City.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda ka dhisan Dalka Walez misna ku jirta horyaalka England ee Premier waa kooxda Swansea City ayaa doonaysa inay soo qaadato xiddiga da' da yar ee kasoo jeeda dalkeena hooyo Soomaliya Abdisalam Ibrahim kaas oo u safta kooxda Man City. Sida laga soo xiganayo*Daily Mirror*, Swansea City ayaa ku talo jirta inay soo xero geliso 22 sano jirkaan Ibraahim, kaas oo si cad u
ogolaaday inuu ka dhaqaaqo Etihad Stadium, waxana uu ku leeyahay City Magdhow gaaraya *£250,000.*

Warar kale oo soo baxaya ayaa sheegaya in kooxaha ka dhisan Heerka labaad ee horyaalka England Reading iyo Queens Park Rangers ay xiiso
wayn u qabaan xiddigan haysta dhalashada Norwich, laakiin asal ahaan kasoo jeeda Dalkeena Soomaliya.

Ibrahim ayaa Man City ka mid ahaa ilaa iyo sanadkii 2010ka.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip