Guerrin oo saaka u gooyay tababarka Inter & kooxo hor leh oo doonaya!

0
Wednesday January 22, 2014 - 15:34:57 in Sports by Web Admin
  • Visits: 27935
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guerrin oo saaka u gooyay tababarka Inter & kooxo hor leh oo doonaya!

    * Fredy Guarin ayaa saaka u gembiyay tababarkii subaxnimo ee kooxda Inter Milan xilli uusan kala cadayn aayaha laacibkani ku leeyahay kooxdaasi iyadoo uu Calcio News uu sababta ku sheegayo inuu laacibkan Colombian-ki uu aad uga xumaaday heshiiskii bu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

* Fredy Guarin ayaa saaka u gembiyay tababarkii subaxnimo ee kooxda Inter Milan xilli uusan kala cadayn aayaha laacibkani ku leeyahay kooxdaasi iyadoo uu Calcio News uu sababta ku sheegayo inuu laacibkan Colombian-ki uu aad uga xumaaday heshiiskii burburay ee uu shalay ku aadi lahaa kooxda Juventus. Heshiiskan oo ku saabsanaa in la is dhaafsado xidigaha Mirko Vucinic iyo laftiisa ayaa waxaa shalay hor istaag ku sameeyay gudoonka Inter ee
Erick Thohir iyadoo ay haatan u muuqato in laacibka oo aan tillaabadaasi ku farxin uu doonayo inuu xaaladda xoog ku dayo.

Kooxaha Manchester United, Chelsea iyo Napoli ayaa sidoo kale lala xiriirinayaa xidiggan oo sida muuqata uu sii xumaanayo xiriirkii uu la
lahaa kooxda Nerazzuri.



GOOLFM

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip