Man United iyo arsenal oo isla dhaafi waaye bareejo

0
Thursday February 13, 2014 - 10:41:25 in Sports by
  • Visits: 1484
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Man United iyo arsenal oo isla dhaafi waaye bareejo

    Kooxda man United laguna naaniiso shayaadiinta cas cas iyo Kooxda Arsenal ayaa xalay Goonka lagu Magacaabo fly Emirates ayna ku ciyaarto Arsenal waxaa ku dhexmartay ciyaar xiiso leh taa oo ay wada sugayeen taageerayaal farabadan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda man United laguna naaniiso shayaadiinta cas cas iyo Kooxda Arsenal ayaa xalay Goonka lagu Magacaabo fly Emirates ayna ku ciyaarto Arsenal waxaa ku dhexmartay ciyaar xiiso leh taa oo ay wada sugayeen taageerayaal farabadan.

Ciyaartaan oo aheyd mid xiisa gooniyaa xambaarsan ayaa inta aysan billaaban cayaarta waxaa ka muuqday labada taageerayaal ee kooxaha man United iyo Arsenal dareen gooni ah kaa labadaba ay filayeen ay gaari doonnaa guul hase yeeshee ciyaarta ayaa waxaa la isla dhaafi waaye 0-0.

Man United ayaa waxa ay heshay fursado qaali ah oo Qatar ahaa hase yeeshee waxaa beentaa yiri gool haayaha Arsenal ninka lagu magacaabo Wojciech Szczesny aydoona Kooxda Arsenal lafteedu ay soo bandhigtay ciyaar aan looga baran iyo dadaal dheeri ah

Labada koox ayaa waxa ay ahaayeen laba kooxood oo si aad ah iskugu kalsoon una soo diyaar garoobay in ay gaaraan guul hase yeeshee ciyaarta ayaa waxa ay noqotay mid bar bara ah oo waxaa la isla dhaafi waaye 0-0

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip