Tababaraha Real Madrid ayaa wakiilkiisa kala sheekaystay 23 jirkaan in la keeno garoonka Real si uu ugu mid noqdo daafacyadda Real Madrid sida uu daabacday Wesite-ka Marca ee kazoo baxa Spain
Dhinaca kale Man Uited ayaa doonaysaa in xiddigan ay keenaan Old Trafford xagaagaan si uu bedel ugu noqdo Nemanja Vidic oo raba in uu kooxda ka tago sida la sheegana uu aadi doono kooxo ka tirsan Spain ama talyaanigga midkood.
United iyo Real ayaa tartan xoogan ugu jira 23 jirkaan iyadoo qandaraaskiisa Porto lagu burburin karo 35 milyan ginni ayadoo aysan jirin hadal ka soo baxay ciyaaryahanka iyo kooxdiisa.
03/04/2022 - 18:15:40
23/03/2022 - 20:08:25
24/01/2022 - 20:59:38
04/01/2022 - 20:55:10
21/11/2021 - 18:19:23
19/06/2021 - 14:19:04
06/06/2021 - 18:05:37
18/04/2021 - 15:32:36
23/08/2018 - 15:18:50
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 391573
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 83679
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67526
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55082
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 53451
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 49962
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 43876
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43213
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 37765
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 37761
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 982
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 1243
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 1144
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1049
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1107
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1136
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1016
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 1430
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 1236
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 1167
Man United iyo Real Madrid oo isha ku hayaan Ciyariyahan Eliaquim Mangala
Manchester United iyo real madrid ayaa u xusul duubanaya dalabkooda daafaca France iyo Porto Eliaquim Mangala.