Dhanka kale xiddiga heerka caalami ee dalka Germany ayaan mushaar sahlan ku imaan doonin England, isagoo doonaya 250 kun oo ginni haddiiba uu imaanayo horyaalka Barclays Premier League.
United ayaana dooneysa inay xiddigaan keento Barclays Premier League, iyadoo qadka dhexe ka dhiban oo sideed guul darro soo gaartay xilli ciyaareedkaan.
Ugu danbeynti Moyes ayaa si gaar ah isha ugu haya inuu Kroos qeyb uga dhigo qorshihiisa cusub ee qadka dhexe.
23/03/2022 - 20:08:25
26/02/2022 - 18:43:35
07/02/2022 - 19:30:32
24/01/2022 - 20:59:38
11/01/2022 - 18:19:36
04/01/2022 - 20:55:10
19/12/2021 - 23:32:42
19/06/2021 - 14:19:04
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 391573
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 83679
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67526
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55082
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 53451
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 49962
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 43876
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43213
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 37765
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 37761
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 982
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 1243
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 1144
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1049
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1107
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1136
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1016
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 1430
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 1236
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 1167
David Moyes oo isha ku hayo Toni Kroos kadib markii uu xalay wacadaro dhigay
David Moyes ayaa waxa uu isha ku hayaa Ciyaariyahan Toni Kroos iyadoo xiddiga qadka dhexe ee Bayern Munich uu wacdaro dhigay kulankii ay Arbacadii Emirates Stadium kula kulmeen Arsenal.