Sarkaal katirsanaa Ahlusunah oo Geddo Isku dilay

0
Thursday February 20, 2014 - 13:29:16 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 1024
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sarkaal katirsanaa Ahlusunah oo Geddo Isku dilay

    Wararka ka imaanaya degmada Luuq ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in halkaas saakay lagu arkay meydka Sarkaalkii Ururka Ahlusuna ugu qaabilsanaa degmada Luuq dhinaca Amaanka,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya degmada Luuq ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in halkaas saakay lagu arkay meydka Sarkaalkii Ururka Ahlusuna ugu qaabilsanaa degmada Luuq dhinaca Amaanka,


Sida ay lee yihiin mas’uuliyiin u hadashay Ahlu Sunna ayaa sheegay in uu xalay isku toogtay Gurigiisa.

Sarkaalkaan is dilay, ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cabdiqaadir Ganeey.

Wararka qaar ayaa sheegaya in sarkaalkaan uu isku dilay, kadib khilaaf soo kala dhex galay isaga iyo qaar ka mid mas’uuliyiinta Ahlu Sunna

Wixii warar ah ee kusoo kordha waan idiin soo gudbin doonaa insha Allah…
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip