Chelsea iyo Galatasaray oo is mari waaye kadib ciyaar xalay dhex martay

0
Thursday February 27, 2014 - 09:10:15 in Sports by
  • Visits: 2161
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Chelsea iyo Galatasaray oo is mari waaye kadib ciyaar xalay dhex martay

    ciyaartaan oo aheyd mid aad u xiiso badan islamarkaana ay kasoo qeyb-galeyn taageerayaal aad u farabadan ayaa xalayto waxaa wada ciyaaray kooxaha Chelsea iyo Galatasaray ayadoona la ismari waaye.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ciyaartaan oo aheyd mid aad u xiiso badan islamarkaana ay kasoo qeyb-galeyn taageerayaal aad u farabadan ayaa xalayto waxaa wada ciyaaray kooxaha Chelsea iyo Galatasaray ayadoona la ismari waaye. Ciyaartii xalay dhexmartay Chelsea iyo Galatasaray waxa ay aheyd mid aad u xiiso badan waxana sugaye in ay badiso Kooxda Chelsea balse maysan dhicin waan ka xunnahay sidaasi waxaa yiri Cabdi-risaaq Maxamed Rashiid oo kamid ah taageerayaasha Chelsea lana soo xiriiray shabakada Warsheekh.

Sikastaba Ciyaartii xalay ayaa waxa ay kusoo idlaatay 1-1 oo la isku macsalaameeye.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip