Febregas oo niya jab ku imaaday kadib dhaawac soo gaaray

0
Tuesday March 04, 2014 - 14:51:55 in Sports by
  • Visits: 1511
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Febregas oo niya jab ku imaaday kadib dhaawac soo gaaray

    Xidiga qadka dhexe uga ciyaaro Kooxda Barcelona Febrigas ayaa waxaa ku imaaday niyajab xoogan kadib dhaawac soo gaaray kulankii ay la ciyaareyn Kooxda Almeria.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xidiga qadka dhexe uga ciyaaro Kooxda Barcelona Febrigas ayaa waxaa ku imaaday niyajab xoogan kadib dhaawac soo gaaray kulankii ay la ciyaareyn Kooxda Almeria. Wargeyska Marca ee  kasoo baxo dalka Spain ayaa qoray in ay nasiib xumo ku dhacday Xidigan kasoo Jeedo Spain Xilli qarankiisu Arbaca uu la ciyaari doonno Xulka Italy.

Sikastaba Xidigan dhaawac soo gaaray awgeyd ayuu u seegi doonnaa ciyaaraha Arbacada Xulkiisa Spain ay la ciyaari doonnaa Xulka Italy asagoona ciyaariyahanka ku imaaday niya jab xo0ogan.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip