
0
Xulka dalka Germany ayaa radinaaya koobkooda afaarad ee
qaadaan intuu xulka dalkaas uu dhisan yahay
Germany ayaa qaadin wax koob ah tan iyo sanadii 1990
iyadoogna sidoo kale lumiyay finalkii
2002 iyagooa ku dhamaystya kaalinta sadaxaad
Laaki macalinka xulka dalka Germany ayaa aaminsan in uu
xulkiisa uu xiligaan uu qaado koobkii afaraaad
Low ayaa Group G ku
arki doono xulalka Portugal, Ghana and the United States isagoona boqolkiiba
boqol qaba in uu xulkiisa uu qaadin koobka aduunka ee ka dhici doono Garooonka
Maracana on July 13.
‘Dhabsan waxaan isku diyaarinaynaa koobka aduunka ayuu ayuu u sheegay wariyaaasha
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392168
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 84095
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67941
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55487
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 53999
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50351
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44252
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43609
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38652
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38187
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1692
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 2229
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 2029
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1800
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1876
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1782
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1847
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2294
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 2238
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 1990
Low; Germany Way Qaadi Kartaa World Cup,
Macalinka xulka dalka Germany Joachim Low ayaa aaminsan in uu xulkiisa uu awood uu u leeyahay in uu qaado koobka aduunka ee ka dhici doono dalka Brazi Bisha June