
0
Bartomeu ayaa sheegay in Puyol uu ku jiri doono taariikhda
kooxda Barcelona waligiis isagoona ugu mahad celiyay wixii uu u soo qabtay
kooxda.
josep maria Bartomeu ayaa ku soo qoray Boggiisa Twitter-ka
isla markii uu shaaciyay Puyol inuu go,aansaday inuu isaga tago Barcelona
dhamaadka xili ciyaareed kan.
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392166
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 84094
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67939
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55485
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 53994
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50349
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44248
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43608
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38650
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38185
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1690
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 2228
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 2027
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1798
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1873
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1780
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1843
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2290
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 2237
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 1984
Madaxaweynaha Barcelona Bartomeu: "Carles Puyol Wuxuu Ku Jiri Doonaa Taariikhda Kooxda Barcelona
Madaxwaynaha kooxda Barcelona josep maria bartomeu ayaa ka hadlay katagi taanka uu ku dhawaaqay kabtanka kooxda ree Spain Carles Puyol inuu katagi doono kooxda dhamaadka xili ciyaareed kan.