Maxaa looga hadli doonaa kulanka Xildhibaanada ee Maanta

0
Monday November 19, 2018 - 08:21:31 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 1145
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa looga hadli doonaa kulanka Xildhibaanada ee Maanta

    Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 19-ka bisha November 2018, waxa ay kulan ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 19-ka bisha November 2018, waxa ay kulan ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa xalay loo diray fariimo ku aadan in maanta uu jiro kulanka Golaha Shacabka,isla markaana ay kasoo qeyb galayan.

Ajendaha kulanka ayaa ah warbixinta Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed (JUS) iyo aqrinta 2-aad ee hindise sharciyeedka mashruuca liilitirka.

Xildhibaanada ayaa Sabtidii la soo dhaafay waxaa Wasiirka Maaliyadda uu horkeenay Miisaaniyadda Dowladda ee Sanadka 2019,hayeeshee Xildhibaanada ay sheegeen inaysan ansixin doonin ilaa Wasiirku uu keeno Miisaaniyadda Dowladda ee Sanadkii 2017.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip