Mario Bolatelli iyo saaxibtiis oo isku dhacay

0
Sunday September 07, 2014 - 23:00:50 in Sports by
  • Visits: 1849
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mario Bolatelli iyo saaxibtiis oo isku dhacay

    Weeraryahanka Liverpool Mario Balotelli ayaa mar kale doob noqday kadib markii uu ku jees jeesay saaxibadiisa lagu tilmaamayo iney soo dhaqan celisay oo ay ka dajisay waalidii badneyd.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weeraryahanka Liverpool Mario Balotelli ayaa mar kale doob noqday kadib markii uu ku jees jeesay saaxibadiisa lagu tilmaamayo iney soo dhaqan celisay oo ay ka dajisay waalidii badneyd.
Weeraryahanka Liverpool Mario Balotelli ayaa mar kale doob noqday kadib markii uu ku jees jeesay saaxibadiisa lagu tilmaamayo iney soo dhaqan celisay oo ay ka dajisay waalidii badneyd.

Toddobaadkii hore waxaa soo shacbaxday inuu bur buray xiriirka ka dhaxeeyay weeraryahanka Liverpool iyo saaxibadisii mudada ay wada socdeen ee Fanny Neguesha oo mar uu damcay inuu guursado.

Lama shaacin wali sababaha ka dambeeyay kala go’ooda balse wargeysyada waxaa ay sheegayaan Super Maria inuu durba yeeshay gabar kale oo Model ah oo aan magaceeda la sheegin kuna balanayo saaxibidiisii hore ee Fanny Neguesha.

Baloteli ayaa u muujiyay Neguesha inuu la’aanteed inuu helayo saaxibo kale halka iyadana barta Instagram-ka ku muujisay maanta hadalo u muuqday inuu dambi weyn ka galay .

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip