(Ogeysiis), Kasoo qeybgal Xuska Xabiibkeni Maxamed (NNKH)

0
Friday January 09, 2015 - 02:48:27 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 1501
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    (Ogeysiis), Kasoo qeybgal Xuska Xabiibkeni Maxamed (NNKH)

    Ogeysiis dhamaan waxaa la ogeysiinayaa muslimiinta soomaaliyeed in xaflad lagu weyneenayo dhalashada nabi muxamed CSW lagu qabanayo magaalada London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ogeysiis dhamaan waxaa la ogeysiinayaa muslimiinta soomaaliyeed in xaflad lagu weyneenayo dhalashada nabi muxamed CSW lagu qabanayo magaalada London
Dhamaan islamka meel walba oo ay joogaan waxaa loo dabaal dagayaa maalinta uu nabi muxamed SCW uu dhashay ee bisha Mowliid waxaana ka mid ah umada u dabaal dagta soomaalida meel walba oo ay joogaan waana maalin qaali u ah farxada ay u qabaan dhalashada suubanahooda nabi muxamed CSW.

Xafladaan waxaa ka soo qayb galaya culimo farabadan oo ka kala timid qaarada yurub ayagoo ka soo jeedin doona muxaadarooyin ku saabsan munaasabadaas oo looga hadli doono siiradii nabi muxamed naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaatee.

Sh Cabdullahi Sagal.
Sh Axmed Mataan.
Sh Maxamed Saciid
Sh Axmed Sh Cabdikarin Norway
Sh Baabikir Eng and Arabic.
Iyo Sh Cali Loobogay

Taariikhdu waa 10/01/2015
Saacaduna tahay 15:00 -23:00
Meesha lagu qabanayana waa north London Camden
Queen's Crescent Community Association
3 reviews
Community centre
45 Ashdown Crescent, London NW5 4QE

Closest Station Train is Kentish town West station operate by overground train. Bus number 24

Wixii intaas dheer Waxaad kala xariirtaa
Maxamed Sh Cabdulaahi 07985 465275
Khaliif Cali Gureey 07903 304066
Sh Daahir Laaweey 07792 906565

Hadaba waxaa la idin ka codsanayaa in aad ka soo qayb gashaan kama faaiidesataan jacaylka nabi muxamed CSW waqtigana aad dhowrtaan Mahadsanid.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip