Qarax Qasaare Geystay Goor Dhow Ka Dhacay Deganka Xaawo Cabdi

0
Monday January 19, 2015 - 13:47:33 in Wararka by Axmed Abukar
  • Visits: 910
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax Qasaare Geystay Goor Dhow Ka Dhacay Deganka Xaawo Cabdi

    Degaanka xaawo Cabdi ee Gobolka shabeelaha Hoose ayaa goor dheweyd waxa ka dhacay Qarax ay ku wax yeeloobeen Ciidamo ka Tirsan Dawlada Federaalka ee Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Degaanka xaawo Cabdi ee Gobolka shabeelaha Hoose ayaa goor dheweyd waxa ka dhacay Qarax ay ku wax yeeloobeen Ciidamo ka Tirsan Dawlada Federaalka ee Soomaaliya.

Qaraxa ayaa lala eegtay Baabuur ay wateen Ciidamo ka Tirsan Militariga Soomaaliya ee Marayay Degaanka Xaawo Cabdi ee Gobolka shabeelaha Hoose.
laba Askari ayaa ku geeriyootay qaraxaasi halka laba kalana ay ku Dhaawac meen.

Gudoomiyaha Gobolka Shabelleha Hoose Cabduqaadir Maxamed Siidi ayaa goobta gaaray halka Ciidamo ka Tirsan Dawlada Federaalka ay iyagana Gaareen goobta uu Qaraxa uu ka dhacay mana jirto ilaa hadda cid loo soo qabtay Qaraxaasi.

Kala Soco Wararkeena Dabme Waxi Ku Soo Kordha Qaraxan Ka Dhacay Deegaanka Xaawo Cabdi ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip