Askari Shalay Baladxaawo Dad ku Dilay oo maanta Isna La Tooganaayo

0
Sunday March 15, 2015 - 08:45:27 in Wararka by
  • Visits: 974
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Askari Shalay Baladxaawo Dad ku Dilay oo maanta Isna La Tooganaayo

    Waxaa maanta lagu waddaa In Degmada Baladxaawo Ee Gobolka Gedo Lagu Maxkamadeeyo Askari Dil iyo Dhaawac Shalay Degmadaasi Dad shacab ah ugu geystay Askarigaan ayaa tuulada Gaawiido oo 3 Kiilo Mitir dhanka waqooyi kaga beegan degmada Baladxaawo wax

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa maanta lagu waddaa In Degmada Baladxaawo Ee Gobolka Gedo Lagu Maxkamadeeyo Askari Dil iyo Dhaawac Shalay Degmadaasi Dad shacab ah ugu geystay Askarigaan ayaa tuulada Gaawiido oo 3 Kiilo Mitir dhanka waqooyi kaga beegan degmada Baladxaawo waxa uu ku dilay Maxamed Cabdi oo beeraley ahaa isaga oo qof kale dhaawacay. Odayaashii Labada dhinac oo tani kulan ka yeeshay ayaa isku afgartay in la toogto askarigaan, taasina ay keenta in maanta lagu balamo toogashada askarigan. Maamulka Beledxaawo iyo Saraakiisha Ciidamada Dowlada ayaa waxaa ay sheegeen Askarigii Dillo Ruux dhacab ah in ay Marsii donaan Sharciga
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip