Roobab ka Curtay Deegaanada Maamulka Puntland

0
Sunday March 22, 2015 - 12:16:09 in Wararka by
  • Visits: 1251
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Roobab ka Curtay Deegaanada Maamulka Puntland

    Wararka Naga soo Gaaraayo Magaalada Boosaaso Ee Xarunta Gobolka Bari ayaa Waxaa ay kusoo Waramayaan in Halkaasi ay ka Da'een Roobab ay dadka iyo Duunyadu ku diirsadeen Magaalada Bosaso ayaa xalay uu ka da'ay Roob biyo kooban dhigay Wadd

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka Naga soo Gaaraayo Magaalada Boosaaso Ee Xarunta Gobolka Bari ayaa Waxaa ay kusoo Waramayaan in Halkaasi ay ka Da'een Roobab ay dadka iyo Duunyadu ku diirsadeen Magaalada Bosaso ayaa xalay uu ka da'ay Roob biyo kooban dhigay Waddooyinka,waaxaana sidoo kale deegaanka Sheerbi ka da'ay Roob saacado badan da'ayay. Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamuud Ciyoon la hadlay Warbaahint ayaa sheegay in bilowga Roobabka Guga laga dareemay Gobolka Sanaag,ayna jiraan degmooyin iyo deegaano ka tirsan Sanaag oo uu Roobku ka da'ay. Sidoo kale Qeybo ka Mid ah Gobolka Nugaal ayaa Waxaa laga soo Warinayaa in Lagu Arkaayo Astaamaha Lagu Garto Roobka
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip