Amisom oo ka Hadashay La Wareegiddii Jasiiradda Kudhaa

0
Sunday March 22, 2015 - 15:53:32 in Wararka by
  • Visits: 867
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Amisom oo ka Hadashay La Wareegiddii Jasiiradda Kudhaa

    Xili Maanta Ciidamada Maamulka Ku Meel Gaarka ah Ee Jubba Iyo Kuwa Kenya ay Al-shabab kala Wareegeen Gacan Ku Heynta jaziiradda Muhiimka ah Ee Kudhaa Ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa Waxaa Durba Soo Dhaweyay Amisom Danjiraha Midowga Africa u qaabils

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xili Maanta Ciidamada Maamulka Ku Meel Gaarka ah Ee Jubba Iyo Kuwa Kenya ay Al-shabab kala Wareegeen Gacan Ku Heynta jaziiradda Muhiimka ah Ee Kudhaa Ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa Waxaa Durba Soo Dhaweyay Amisom Danjiraha Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya Amb. Maman Sidikou,oo ka hadlay qabshada Jaziirada Kudhaa ayaa Ciidamada wada jirka ah ugu hambalyeeyay guusha ay gaareen iyo waliba hubinta nabad galyada Shacabka Somaliyeed. "Jaziirada Kudhaa waa magaalo muhiim ah,xoreynteedana waxay gacan weyn ka geysaneysaa xaqiijinya amaanka Gobolka Jubbada Hoose,waana sii wadeynaa inaan Al-shabaab meel waliba ku baacsano inta ay dalka oo dhan ka dhamaanayaan," ayuu yiri Amb. Maman Sidikou. Saakay ayaa Ciidamada Maamulka Ku Meel Gaarka ah Ee Jubba oo ay Kaabayaan Kuwa Kenya Ee Qeybta ka ah Kuwa Amisom ayaa Waxaa ay la Wareegeen Kudhaa
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip