Dhageeyso:-Aadan Madoobe Gobolka Bakool Xaalad Aadag ayaa ka Jirta''

0
Thursday April 30, 2015 - 07:23:23 in Wararka by
  • Visits: 1265
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageeyso:-Aadan Madoobe Gobolka Bakool Xaalad Aadag ayaa ka Jirta''

    Shiikh Aadan Madoobe oo ah Gudoomiyahii Hore Ee Baarlamaankii Ku Meel Gaarka ahaa Haddana ka Mid ah Mudanayaasha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Wafdi Balaaran oo uu hogaaminayay ayaa Gaaray Degmada Xudur ee Gobolka Bakool

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shiikh Aadan Madoobe oo ah Gudoomiyahii Hore Ee Baarlamaankii Ku Meel Gaarka ahaa Haddana ka Mid ah Mudanayaasha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Wafdi Balaaran oo uu hogaaminayay ayaa Gaaray Degmada Xudur ee Gobolka Bakool
Xildhibaan aadan Madoobe ayaaa Waxaa uu ka Warbixiyay Safarka ay ku taggeen Degmada Xudur ee Gobolka Bakool Halkaasi oo ay gaareen Shalay Asiga iyo Xubno Ka Socda Qaramada Midoobay

Aadan Madoobe ayaa waxaa uu Carabka ku Dhuftay in ay Halkaasi ka Jirto Xaalad Nolol Xummo oo Heysta Dadka Gobolka Bakool Waxaa uu Hay’addaha Caalamka iyo Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ugu Baaqay in ay Gargaar lasoo gaaraan dadkaani

Xildhibaan Aadan Madoobe ayaa waxaa uu Sheegay in ay Al-shabab Cunaqabateyn Xoogan ku Hayaan dadka Gobolka Bakool taasi oo Xaladdo kale Abuuri karto sidda uu Yiri

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip