Warsidaha Warsheekh ayaa Waxaa uu Hellay Xoggo Rasmi ah oo Muujinaayo Khilaaf Xooan oo Soo KallaDhex Galay Madaxweynayaasha Maamuladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Maamulka Ku Meel Gaarka ah ee Jubba
Axmed Maxamed islaam Axmed Madoobe Hogaamiyaha Jabhadda Raaskambooniyiinta Iyo Shariif Xasan shiikh Aadan Hogaamiyaha Mayal Aadag ee Koonfur Galbeed ayaa Khilaafkoodda Waxaa uu Soo Shaac Baxay ka Dib Markii lasoo Xullay Xildhibaanadda Baarlamaanka Maamulka Ku Meel Gaarka ah ee Jubba Taasi oo Shariif Sakiin ku Gacan Seeyray
Shariif Sakiin oo Tiro Yar oo Beeshiisa ah oo Degta Goboladda Jubooyinka Laga Soo Ceeyriyay Halka Lagu soo Xulayay Xildhibaanaddda Baarlamaanka Maamulka Jubba ayaa Axmed Madoobe Waxaa uu kallaDul Dhacay Eedeyn Aan Gambasho Laheyn
Dowlada Ehtiopia oo danaheedda Gaarka ah Ma Dhankeey Doonto Ugga Gudato Shariif Sakiin iyo Axmed Madoobe ayaa Waxaa ay Xoogga Saareeysaa Siddii ay Xal Hsehiis ah Usoo Kalla Dhex Dhigi Laheed Labada Saaxiib ee kalla Carooday
Shariif Xassan ayaa ku gacanseeray inuu ka qeybgalo shirkii caleemo saarka ahaa ee ka dhacay Magaalada Kismaayo, kaasi oo ay goobjoog ka ahaayen Mas'uuliyiin ka kala socday dowladaha dariska la ah Somalia oo siyaasada dalka garab ku siiya Shariif Xassan.
Axmed Madoobe Iyo Shariif Sumxaayo ayaa Siyaasad Ahaan Waxaa ay Casharadda Lug Gooyta iyo Laalaabka Soomaaliya Waxaa ay kasoo Meersadaan Dowladda Ethoipia oo Waqtigaani ah Cadaw Qaarsoon Soomaalidda Madaxda ahina ay Eegeeynin Labadda Masuul ku Qancineeyso in ay Yimaadaan dalkeedda
Tedros Adhanom Wasiirka Arimaha Dibada ee Ethiopia ayaa labada Hogaamiye uga yeeray in Magaalada Adis ababa sida ugu dhaqsiyaha badan kusoo gaaran si xal ay u dhex dhigto, walow taasi ay guul daro muuqata u aragto Dowlada Somalia.
Dad Badani Waxaa ay Qirsan Yihiin in Haddii Axmed Madoobe Hogaamiyaha Maamulka Jubba Iyo Shariif Xasan ay Taggaan Adis Ababa ay soo Laabanayaan Iyagoo Qanacsan Misa Wehel Lasoo Diray Iska Dhigaayo
Shariif Xsaan &Axmed Madoobe oo Ethiopia Looga Yeeray ''Luggooyadda Ummada Soomaaliyeed''
Warsidaha Warsheekh ayaa Waxaa uu Hellay Xoggo Rasmi ah oo Muujinaayo Khilaaf Xooan oo Soo KallaDhex Galay Madaxweynayaasha Maamuladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Maamulka Ku Meel Gaarka ah ee Jubba