Dhageeyso:-Hoosingoow oo la sheegay in Axmed Madoobe Shacab ku Xasuuqay'

0
Tuesday June 02, 2015 - 09:43:44 in Wararka by
  • Visits: 1338
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageeyso:-Hoosingoow oo la sheegay in Axmed Madoobe Shacab ku Xasuuqay'

    Warar nagga soo Gaaraya Deegaanka Hoosingoow Ee Gobolka Jubadda hoose ayaa waxaa ay kusoo Waramayaan in Halkaasi oo Wali ka Socda Dagaal Xoogan oo u Dhaxeeya Ciidamadda Maamulka Axmed Madoobe iyo Dad shacab ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar nagga soo Gaaraya Deegaanka Hoosingoow Ee Gobolka Jubadda hoose ayaa waxaa ay kusoo Waramayaan in Halkaasi oo Wali ka Socda Dagaal Xoogan oo u Dhaxeeya Ciidamadda Maamulka Axmed Madoobe iyo Dad shacab ah
Suldaan Khaliif oo ka mid ah Waxgaradka Hoosingoow ayaa waxaa uu sheegay in Ciidamadda Raaskambooniyiintu ay Halkaasi ku Dilayaan Beel gaar ah Kuwaasi oo Aan Wax’ba galabsan sidda uu yiri

Wararka Saakay ay Halkaasi ka heleeyso Warsheekh ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamada Axmed Madoobe ay Dadka Hoosingoow Goob iskugu keeneen Halkaasi oo ay Ka Xulanayaan Ragga Sidda ay inoo sheegtay Haweeneey Magaceedda in la Baahiyo ka Cudur Daaratay
Maahan Markii Ugu horeeysay oo ay Ciidamada Axmed Madoobe Dad shacab ah Weeraraan

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip