Dhageeyso:-cabdi Waal oo sheegay in uu Degmooyin Maamul Goboleed u Sameeynaayo

0
Friday June 12, 2015 - 11:07:37 in Wararka by
  • Visits: 1684
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageeyso:-cabdi Waal oo sheegay in uu Degmooyin Maamul Goboleed u Sameeynaayo

    Siyaasiga Cabdi Nuure Siyaad ayaa sheegay inay wadaan qorshe ay maamul ugu sameynayaan goballada dhexe ee Soomaaliya kaasoo ka madax-bannaan dowladda Federaalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasiga Cabdi Nuure Siyaad ayaa sheegay inay wadaan qorshe ay maamul ugu sameynayaan goballada dhexe ee Soomaaliya kaasoo ka madax-bannaan dowladda Federaalka

Siyaasiga Cabdi Nuurre Siyaad oo ka mid ah shaqsiyaadka la dhacsan hanaanka uu wax ku doonayo Maamulka Ahlusuna ayaa sheegay inay Xiriir la sameeyeen Dagmooyin iyo deegaano ka mid ah Gobolada hiiraan iyo galgaduud oo uu tilmaamay inay ku qanacsan yihiin Maamul dhisida

Waxaa uu Dhamaan Dadka Degmooyinka Guriceel Caabudwaaq iyo galinsoor Uggu yeeray shir kaasi oo uu sheegay in ay Ugga Arinsanayaan Qaabka uggu Wacan Ee Maamulkaasi Loo Dhisi Karro

Cabdi Waal ayaa Waxaa uu ka mid ahaa Hogaamiye Kooxeedyaddii dalka Soomaray Waxuuna Haatan Guriceel ku Joogaa Baxsad


 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip