(Qormo Gaaban), Haddii ey maskaxdaadu ku dhex qabbiranyihiin xanuunnada nafta ku dhaca, sida; xasadka, uur-gunudka, is-cajabinta, is la qabweynida

0
Tuesday July 07, 2015 - 01:03:00 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 1696
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    (Qormo Gaaban), Haddii ey maskaxdaadu ku dhex qabbiranyihiin xanuunnada nafta ku dhaca, sida; xasadka, uur-gunudka, is-cajabinta, is la qabweynida

    "Si aad u heshid tubta jacaylka, waxaad ku qasbantahay in aad noqotid bini'aadan buuxa, dareen iyo damiir ahaan, taasna ma heli kartid, mar haddii ey maskaxdaadu ku dhex qabbiranyihiin xanuunnada nafta ku dhaca, sida; xasadka, uur-gunudka,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Si aad u heshid tubta jacaylka, waxaad ku qasbantahay in aad noqotid bini'aadan buuxa, dareen iyo damiir ahaan, taasna ma heli kartid, mar haddii ey maskaxdaadu ku dhex qabbiranyihiin xanuunnada nafta ku dhaca, sida; xasadka, uur-gunudka, is-cajabinta, is la qabweynida iyo in aad nacayb u hayso dadka iyo duunyadaba.


 Waa in ey nabaddu ka dhex dhalataa gudaha naftaada, ka dib ayaad helaysaa dhedhanka jacaylka iyo macaanta ey leedahay bini'aadnimadu. Maalinta aad hanato dareenkaas, waxaad noqonaysaa qof, la noolaan kara duul kasta, kuna noolaan kara bar kasta, oo ka mid ah dunidaan, waxaadna ka tillaabsaneysaa soohdinta gacan ku rumiska ah ee aadanuhu sameeyay, waxaadna ku soo baxee bini'aadan buuxa. Marka xoogga saar sidii aad ku cugi lahayd garaadkaaga, ka dib layli jidhkaaga, ugu dambayntiina ruuxda nafaqey, iyada ayaa meel waliba oo aad u hilawdo kugu simaysa, sida shimbirkii". 

Cabdicasiis Maxamed Shidane
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip