Tirada Caruurta uu ku Dhacay Corona oo gaartay Rikoor Cusub

0
Friday December 24, 2021 - 12:36:41 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 603
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tirada Caruurta uu ku Dhacay Corona oo gaartay Rikoor Cusub

    Caabuqa Corona ayaa si aad ah ugu sarreeya carruurta dugsiyada dhigta ee da'doodu u dhaxayso 6 ilaa 11 sano. Sida ay ku qortay machadka Serum Statens .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Caabuqa Corona ayaa si aad ah ugu sarreeya carruurta dugsiyada dhigta ee da'doodu u dhaxayso 6 ilaa 11 sano. Sida ay ku qortay machadka Serum Statens .

Tirakoobyada cudurka laga soo bilaabo toddobaadka 49 ilaa toddobaadka 50, tirada guud waxay noqotay 1,223 xaaladood 100,000 kiiba toddobaadka 50aad.

Laakiin carruurta ay da’doodu u dhaxayso 6 iyo 11 jir, waxa uu ku dhacay 2,679 100,000kiiba. Sida laga soo xigtay SSI.


 
waa heerarka ugu sarreeya ee Caruurra marka la eego Corona. Si kastaba ha ahaatee, waxay sidoo kale tilmaameen inay u muuqato in infekshanku uu Wali ku sii fidayo Caruurta.


 
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip