
0
Golaha Wasiirada uu magacaabay Madaxweyne Guuleed ayaa ka kooban 24-Wasiir, 24 Wasiir kuxigeen iyo afar Wasiiru dowlayaal, waxaana la filayaa inuu soo dhameystiro maalmaha soo socda xubnaha u harsan.
Xubnaha uu soo magacaabay waxaa ka mid ah Ahlusuna oo maalinimadii shalay xubno ka mid ah heshiis awood qeybsi ah la galay Maamulka Galmudug.
Madaxweyne Guuleed ayaa horay uga dhamaatay muddo 45 cisho ahaa, waxaana todobaadkii hore Baarlamaanka Galmudug ay ugu kordhiyeen 15 maalmood dheeraad ah.
Halkan hoose ka akhriso Magacyada Golaha Wasiirada Maamulka Galmudug:-
25/02/2024 - 19:16:54
08/05/2022 - 11:27:22
08/04/2022 - 11:41:20
26/03/2022 - 21:45:45
20/03/2022 - 22:22:19
07/02/2022 - 20:06:35
02/02/2022 - 21:38:40
11/01/2022 - 18:19:34
25/11/2021 - 20:12:45
29/05/2021 - 22:15:53
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 391872
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 83887
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67727
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55282
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 53759
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50157
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44098
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43416
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38210
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 37982
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1408
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 1806
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 1677
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1507
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1554
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1485
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1491
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 1918
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 1830
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 1655



Madaxweynaha Galmudug oo goor dhow magacaabay Golihiisa Wasiirada (Akhriso Magacyada)
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo saacadihii u dambeeyay laga dhowrayay inuu soo magacaabo Golihiisa Wasiirada ayaa kama dambeys caawa fiidkii ku dhawaaqay.