War deg deg ah: Somaliland oo sii deysay Fanaaniintii u xirnayd ee Xidigaha Geeska.

0
Wednesday September 30, 2015 - 13:48:11 in Wararka by Warsheekh Media
  • Visits: 1857
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War deg deg ah: Somaliland oo sii deysay Fanaaniintii u xirnayd ee Xidigaha Geeska.

    Wararka ka imaanayo magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa sheegaya in Xukumadda Soomaliland ay Cafis u fidisay fanaaniin xabsi ku muteestay aadista magaalada Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanayo magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa sheegaya in Xukumadda Soomaliland ay Cafis u fidisay fanaaniin xabsi ku muteestay aadista magaalada Muqdisho

Nimcaan Hilaac, Xamdi Qu’een, C/raxmaan Oday iyo Maxamed Ciro, afarta Fanaan ayaa laga sii daayay Xabsiga Magaalada Hargeysa,iyagoo ku xirnaa mudo Afar Maalin ah,waxaana Garoonka Diyaaradaha Cigaal laga xiray Maalintii Axada aheyd ee la soo dhaafay.

Waxaa soo baxaya warar sheegaya in Golaha Wasiiradda Soomaaliland Xalay ay Kulan deg deg ah ka yeesheen Xariga Fanaaniinta iyo sida laga yeelayo,iyadoo maanta ugu danbeyn la sii daayay.

Dhanka Ururda Bulshaa Rayidka ayaa si kulul u cambaareeyay, iyadoo Gudoomiyaha xuquuqul Insaanka Somaliland uu isna sheegay in Destuurka Somaliland aysan ku jirin inuu dembiile yahay qofkii taga Magaalada Xamar

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip