Dhamaan Jaaliyada Soomaliya Ee Oslo Norway Oo U Hambalyeyay Xildhibaan Baashe Maxamed Muuse Iyo Xildhibaanad Faadumo Cali Madar Oo Mar Labaad Ku Guuleystay Ineey Ka Mid Noqdaan Golaha Deegaanka Oslo Dhamaan Jaaliyada Soomaliya Ee Dalka Norway Ayaa
Ayaa Soo Dhaweeyay Soo Laabashada Xildhibaan Baashe Muuse Oo Mar Labaad Ku Guuleystay Inuu Ka Mid Noqdo Golaha Cusub Waxeyna Ku Tilmaamen Halyeey Aad U Dadaal Badan Kana Dhex Muuqdo Bulshada Lana Qeybsada Dhibka Iyo Farxada Dadka Somaaliyed Intii Intii Uu Ku Noolaa Oslo Waxuu Wax Badan Ku Dadaalay Is Dhexgalka Iyo Ka Warqabida Wixii Dhibaato Ee Jiro Balse Maahmaah Somaaliyeed Ayaa Oraneysa (Far Kaligeed Fool Ma Dhaqdo)
Balse Xildhibaan Baashe Muuse Waxeey Jaaliyada Oslo U Qireen Inuu Yahay Mid U Taagan Howsha U Bulshada Somaaliyed U Doorteen Una Rajeynayaa Xildhibaanku Inuu Ilaahey U Fududeeyo Xilkan Cusub Isaga Iyo Xildhibaanad Faadumo Cali Madar Wararka Ugu Doorka Roon Maanta Xildhibaan Baashe Waxa Uu Waresi Siiyay Voa Ayuu Ku Cadeeyay Inuu Wax Weyn Ka Qabanaayo Boobka Caruurta Somaaliyeed Marka Ugu Horeyso Iyo Sidii Loo Soo Celin Lahaa Caruurta Maqan Lana Fahamsiiyo Dowlada Norway Ineey Ilaaso Xaquuqda Caruurta Somaaliyed Ee Dalkeeda Ku Nool Sida Ugu Haboon Iyo Shaqo La.aan Baahsan Oo Ka Jirto Xaga Somaalida Sidii Loogu Abuuri Lahaa Shaqooyin Xildhibaan Baashe AYaa Si Cad U Sheegay Inuu Kaligii Waxba Ka Qaban Karin Ee Looga Baahan Yahay Maamulka Masjidka Towfiiq Oo Ah Midka Kulmiya Dhamaan Umada Somaaliyeed Inuu Xil Iska Saaro Sidii Loo Dhisi Lahaa Gudi Ama Jaaliyad Weyn Oo Wax Ka Qabato Dhibaatoyinka Faraha Badan Ee Ka Jiro Guud Ahaan Wadanka Norway
Xildhibaanka Ayaa Ka Codsaday Jaaliyada Soomaaliyeed Ineey U Midoobaan Dantooda Iskana Ilaaliyaan Wixii Tafararuq U Keenaayo Leysuna Gargaaro Waqtiga Leysu Baahan Yahay Waxaa Kale Uu Xusay Iney Soo Baxday Xildhibaanad Faadumo Cali Madar
Rajadii Soomaalida Oslo oo soo noolaatay
Dhamaan Jaaliyada Soomaliya Ee Oslo Norway Oo U Hambalyeyay Xildhibaan Baashe Maxamed Muuse Iyo Xildhibaanad Faadumo Cali Madar Oo Mar Labaad Ku Guuleystay Ineey Ka Mid Noqdaan Golaha Deegaanka Oslo Dhamaan Jaaliyada Soomaliya Ee Dalka Norway Ayaa