DIASPORA DASTURKA WAA IN LAGU QORA IN EEYAN XIL SOMALI QABANKARIN.

0
Thursday May 12, 2016 - 00:37:47 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2469
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DIASPORA DASTURKA WAA IN LAGU QORA IN EEYAN XIL SOMALI QABANKARIN.

    Dalka ba'ow yaa ku leh,xilka Somali qofka qabankara waa in uu noqdaa qof Somali dhab ah,xildhibaanada 275 haddii aad dib u fiiriso waxaad ka heleeysaa in 70% aay yihiin kuwa wataa jinsiyado kala duwan,qaar waxeey wataan Jinsiyad Yurub qaar USA i

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dalka ba'ow yaa ku leh,xilka Somali qofka qabankara waa in uu noqdaa qof Somali dhab ah,xildhibaanada 275 haddii aad dib u fiiriso waxaad ka heleeysaa in 70% aay yihiin kuwa wataa jinsiyado kala duwan,qaar waxeey wataan Jinsiyad Yurub qaar USA iyo kuwo wataa Kanada sida oo kale qaar ayaa wataa Ethiopia iyo Kenya ama Jabuuti,sow ma qumana in dastuurka qabyo qoraalka lagu daro kuwa haysta jinsiyad aanan aheeyn tan Somaliga in aanan xil loo dhiibin , sabbabta oo ah qof walba oo wataa jinsiyada Yurub ama USA ama Kanada iyo inta kale waxaa eey u dhaarteen in eeyan ka hor iman danaha dalalka aay sitaan jinsiyadooda,Jawaari Gudoomiyaha baarlamaanka waa Norwegian halka r/wasaaraha yahay Kanedian,dib u fiiri inta xilka haysa xiligaan,sida Cali Khalifa USA ,C/weli Gaas USA,Siilaanyo UK,Rag caruurtooda dibada soo dhigtay yeey ka naxaayaan ??? Rag badan ayaa damiirkooda siin waayay in ay xil ka doonaan dalka Somali halka Kuwa kale aay u carareen maki aay maqleen in Madaxweeyne reerkiisu yahay ama r/wasaare.Dal Ba' om yaa ku leh.Alow Sahal Umuuraha.

Dr: Ali Hiraabe
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip