Agaasimaha Idaacada Goobjoog Oo Dib U Helay Xuriyadiisa

0
Wednesday May 25, 2016 - 15:27:32 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1141
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Agaasimaha Idaacada Goobjoog Oo Dib U Helay Xuriyadiisa

    Waxaa goor dhow dib u helay xurriyadiisa agaasimaha idaacada Goobjoog fm Xasan Maxamuud oo saacado u xirnaa hay'adda dambi baarista ee CID.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa goor dhow dib u helay xurriyadiisa agaasimaha idaacada Goobjoog fm Xasan Maxamuud oo saacado u xirnaa hay'adda dambi baarista ee CID.

Xarigga agaasimaha ayaa ka dambeeyay kadib markii goobjoog ay wareysatay xildhibaan ka tirsan Galmudug oo CID ku xiran.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip