Dowlada Mareykanka Oo Shaacisay In Ay Dishay Hogaamiye Sare Oo Ka Tirsanaa Ururka Daacish

0
Saturday August 13, 2016 - 20:12:17 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1266
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowlada Mareykanka Oo Shaacisay In Ay Dishay Hogaamiye Sare Oo Ka Tirsanaa Ururka Daacish

    Hafiz Saeed Khan, oo ahaa nin u qaabilsan kooxda Daacish dalalka Pakistan iyo Afganistan ayaa maraykanku waxaa uu sheegay in uu ku dilay duqayn diyaaradihiisu ay ka fuliyeen dalka Afganistan xili uu ku sugnaa Gobolka Nangharhar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hafiz Saeed Khan, oo ahaa nin u qaabilsan kooxda Daacish dalalka Pakistan iyo Afganistan ayaa maraykanku waxaa uu sheegay in uu ku dilay duqayn diyaaradihiisu ay ka fuliyeen dalka Afganistan xili uu ku sugnaa Gobolka Nangharhar.

Sidoo kale diblomaasi sare oo u dhashay dalka Afganistan ayaa tilmaamay xili uu la hadlayay wakaalada wararka Reuters in hogaamiye Hafiz Saeed iyo dagaalyahano la socday lagu dilay weeraro ay qaadeen diyaaradaha Droneska ee dalka Maraykanka.

Sargaal ka tirsan Wasaarada difaaca ee dawlada Maraykanka ayaa sheegay in weerarkaas lagu dilay hogaamiyihii kooxda Daacish ee Afganistan iyo Pakistan uu dhacay 26 bishii july.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip