JAALIYADDA MUDULOOD EE GOBALKA MINNESOTA OO SI DIIRAN U SOO DHOWAYSAY MUSHARAXNIMADA DRS. MINA HASSAN SHIBIS EE XILDHIBAANIMO AQALKA HOOSE BFS.

0
Saturday October 08, 2016 - 02:03:33 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2529
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    JAALIYADDA MUDULOOD EE GOBALKA MINNESOTA OO SI DIIRAN U SOO DHOWAYSAY MUSHARAXNIMADA DRS. MINA HASSAN SHIBIS EE XILDHIBAANIMO AQALKA HOOSE BFS.

    Shirar is-dabajooga ah oo ay beesha Mudulood ee ku dhaqan gobalka Minnesota yeelanaysay dhowrkii asbuuc ee la soo dhaafay kana ay soo qeyb galeeyeen dhammaan waxgaradka kala duwan sida siyaasiin caan ah, oday-dhaqmeedyo, aqonyahano, ganacsato, dhal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirar is-dabajooga ah oo ay beesha Mudulood ee ku dhaqan gobalka Minnesota yeelanaysay dhowrkii asbuuc ee la soo dhaafay kana ay soo qeyb galeeyeen dhammaan waxgaradka kala duwan sida siyaasiin caan ah, oday-dhaqmeedyo, aqonyahano, ganacsato, dhalinyaro, haween iyo marti sharaf fara badan ayaa si weyn loogu taageeray musharaxnimada Drs. Mina Hassan Shibis oo u taagan qabashada xilka xildhibaanimada DFS ee doorashada la filaayo inay dhicidoonto dhammaandka sanadkaan 2016.
Mudane Abdulle Hassan Nurrow oo ku hadlaayay magaca guddiga qaban-qaabada ayaa aad ugu dheeraaday wax-qabadka Drs. Miina iyo kartida ay u leedahay gudashada xilalka heer qaran.

Mudane Nurrow wuxuu uga digay guddiga wax soo xulaaya inaysan baal-marin cadaalada ee ay shaqsi kasta ku qiimeeyaan aqoontiisa, kartidiisa iyo sumcadda uu bulshada Soomaliyeed ku dhexlee yahay, waana inay ka foojignadaan qaabkii 2012-kii odayaal dheqmeedyada wax u soo xuleen, iyadoo laga dhaxlay karaamo darro iyo is-naceyb bulsho.


Abdulle Hassan Nurrow
Abdulle_02@hotmail.com
Rochester MN. ( USA )

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip