Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Oo Soo Dhaweeyay Doorashadii Ka Dhacday Jowhar

0
Tuesday October 18, 2016 - 15:02:29 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1491
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Oo Soo Dhaweeyay Doorashadii Ka Dhacday Jowhar

    Iyadoo Maalinimadii Shalay Magaalada Jowhar ay kadhacday Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Kuxigeenka Maamulka Hirshabelle ayaa waxaa aradtidiida ka hadlay Gudoomiya Gobalka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iyadoo Maalinimadii Shalay Magaalada Jowhar ay kadhacday Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Kuxigeenka Maamulka Hirshabelle ayaa waxaa aradtidiida ka hadlay Gudoomiya Gobalka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed.

Daba-geed ayaa Sheegay In Doorashda Jowhar ka dhacday ay aheyd mid wanaagsan oo xalaal ah waxa uuna Hambalyo u diray Mas’uuliyiinta Cusub ee Maamulka Hirshabelle.

Yuusuf Daba-geed ayaa Horay u diidanaa shirka Ka socda Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobalka Sh/dhexe balse waxa uu ogalaaday kadib markii uu Muqdisho kulan uu kulu qaatay Mas'uuliyiin ka tirsan dowlada Soomaaliya.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip