Dood Wadaaga Musharaxiinta Oo Qeybtii Koowaad Soo Dhamaatay

0
Monday February 06, 2017 - 13:13:24 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1775
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dood Wadaaga Musharaxiinta Oo Qeybtii Koowaad Soo Dhamaatay

    Waxaa soo dhamaatay Qeybtii koowaad ee Su'aallo weydiinta Musharaxiinta waxaana Su'aallo la weydiiyay Axmed Maxamed Cabdi, Sakariye Xaaji Maxamuud Cabdi iyo Bashiir Raage Shiiraar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa soo dhamaatay Qeybtii koowaad ee Su'aallo weydiinta Musharaxiinta waxaana Su'aallo la weydiiyay Axmed Maxamed Cabdi, Sakariye Xaaji Maxamuud Cabdi iyo Bashiir Raage Shiiraar.

Musharaxiintaas ayaa Su’aalihii la weydiiyay Waxaa ugu Xiiso badnaa Hantida ay leeyihiin in ay Soo bandhigi doonaan hadii ay noqdaan Madaxweynaha Soomaaliya.

Qeybta labaad ayaa loo gudbi doonaa Waxaana Harsan 20 Musharax.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip