Midowga Musharaxiinta oo markale wado guux siyaasadeed xoogan

0
Tuesday November 16, 2021 - 22:22:01 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 599
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Midowga Musharaxiinta oo markale wado guux siyaasadeed xoogan

    Wadatashiyo maalmihii la soo dhaafay qadka Zoomka ku yeesheen Midowga Misharaxiinta oo looga hadlayay hubaal la'aanta ka jirta doorashada iyo dib u dhaca weyn ee ku yimid jadwalkii doorshada ayaa qaar ka mid ah Musharaxiinta doodahooda u badnaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wadatashiyo maalmihii la soo dhaafay qadka Zoomka ku yeesheen Midowga Misharaxiinta oo looga hadlayay hubaal la'aanta ka jirta doorashada iyo dib u dhaca weyn ee ku yimid jadwalkii doorshada ayaa qaar ka mid ah Musharaxiinta doodahooda u badnaa in haddii illaa dhammaadka sanadkan saan saan doorasho dhicin in sanadka cusub 2022 in la dhiso Gole Qaran oo kumeel gaar ah (National Transitional Council) oo dalka gaarsiiya doorasho iyo dhismaha dowlad loo dhan yahay.

 

 
Inkastoo dooddan aanay weli isku raacin Musharaxiinta, shir weyn oo dhowaan dhacaya ayay ku balansan yihiin, waxaana dalka ay gelin kartaa xaalad cusub iyo weji hor leh, iyadoo la xusuusto dhaq dhaqaaqyadii iyo cadaadisyadii ay horay Muqdisho uga sameeyeen Musharaxiinta markii la dhisay Guddiyadii doorashada ee ku jiray Shaqaalaha dowladda iyo Nabadsugida.

Sidoo kale kacdoonkii hubeysnaa ee lagala hor-yimid muddo kordhinta labada sano ee Madaxweyne Farmaajo ee sababtay dhismaha Golaha Badbaado Qaran.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip