Wasaarada Amniga Soomaaliya oo markale soo saartay fariimo

0
Sunday January 02, 2022 - 13:35:04 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 598
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaarada Amniga Soomaaliya oo markale soo saartay fariimo

    Wasaarada Amniga Soomaaliya ayaa Qoraal Kasoo Baxay Ku Cadeysay Sababta ay u Amartay in Ciidamada NISA Ay ka Baxaan Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade, wasaarada Ayaa ku sababeysay tilaabadaas iney ahayd mid lagu xaqiijinayo Badbaadada Dadka Garoonka Ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaarada Amniga Soomaaliya ayaa Qoraal Kasoo Baxay Ku Cadeysay Sababta ay u Amartay in Ciidamada NISA Ay ka Baxaan Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade, wasaarada Ayaa ku sababeysay tilaabadaas iney ahayd mid lagu xaqiijinayo Badbaadada Dadka Garoonka Kasoo Dagayo.
Wasaarada Amniga ayaa sidoo kale ku eedeysay qaar kamid ah dharcada Garoonka in ay qorsheeyeen Xirista Siyaasiyiin iyadoon wada sharci ah loo Marin.
Qoraalkaan ayaa Sidoo kale lagu yiri waxa uu quseeya kaliya Dharcadka Gudaha garoonka ka hawlgala balse uusan ku quseyn kuna socon Ciidamada NISA ee baraha Koontarool Ku sugan sida Barta Koontrool Ee KM 4.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip