War Cusub oo ku soo kordhay Taliyaaniga oo diiday Qaxootiga Africa

0
Sunday August 19, 2018 - 14:31:20 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1294
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Cusub oo ku soo kordhay Taliyaaniga oo diiday Qaxootiga Africa

    kadib doorashadii ka dhacday dalka taliyaaniga waxaa isbadalay hanaanka qaabilaada qaxootiga dalkaasi sida soo dhaweynta qaxootiga dalkaasi ku gaara doonida iyo kuwa lasoo badbaadiyo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

kadib doorashadii ka dhacday dalka taliyaaniga waxaa isbadalay hanaanka qaabilaada qaxootiga dalkaasi sida soo dhaweynta qaxootiga dalkaasi ku gaara doonida iyo kuwa lasoo badbaadiyo.

dadkii ugu danbeeyay ee gaaray dalkaasi ayaa laga diiday in ay ku xirtaan mid kamid ah jasiiradaha dalkaasi ee badanaa la geeyo qaxootiga laga soo badbaadiyay bada.

ku dhawaad 170 ruux oo laga soo badbaadiyay bada isla markana saaran doontooda ayaa laga diiday in ay gudaha u galaan dalkaasi waxana mudo isbuuc ah ay saaranyihiin doontii lagu soo badbaadiyay.

Raisal wasaaraha Taliyaaniga Matteo Salvini ayaa amar ku bixiyay in dadkaasi lagu celiyo Dalka Liibiya halkaasi oo markii hore kasoo tahriibeen.


 
Matteo Salvini ayaa yiri hadal layaab ah ” Yurub waa in ay dadkaasi nala wadaagaan hadii kale Libiya haku laabtaan”

markab lagu magacaabo Diciotti ayaa dadkaasi soo badbaadiyay arbacadii iyagoo ilaa hada saaran doontii lagu soo badbaadiyay.

dhanka kale waxaa dhici karta in la adkeeyo qaabka loo helo sharciga dalka taliyaaniga oo markii hore fududaaa.

Somaliska Stockholm

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip