Maxay tahay haddiyadda uu Joe Biden guddoonsiiyay Boris Johnson ee la hadal hayay?

0
Sunday June 13, 2021 - 17:54:33 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 791
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxay tahay haddiyadda uu Joe Biden guddoonsiiyay Boris Johnson ee la hadal hayay?

    Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa baaskiil haddiyaad ahaan u siiyay Ra'iisul Wasaaraha UK Boris Johnson markii ugu horreysay ay ku kulmeen shirkada madaxda G7 uga socday dalka Ingiriiska.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa baaskiil haddiyaad ahaan u siiyay Ra'iisul Wasaaraha UK Boris Johnson markii ugu horreysay ay ku kulmeen shirkada madaxda G7 uga socday dalka Ingiriiska.

Waxaa baaskiilkan la guddonsiiyay Boris Johnson sameysay shirkad ku taalla magaalada Philadelphia ee dalka Mareykanka, wuxuu ku qaatay sameyntiisa bilooyin.

Baaskiilka ayaa lagu xardhay midibo kala duwan oo isugu jiro gaduud, caddaan iyo buluuga.

Ra'iisul Wasaaraha UK ayaa inta badan lagu arki jiray waddooyinka London isaga oo kaxeynaya baaskiil.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip