Aniga Morinho waxaa naga dhaxeyso Xushmad Sidaa waxaa yiray Ibrahimovich

0
Sunday August 10, 2008 - 21:01:28 in Sports by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2194
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aniga Morinho waxaa naga dhaxeyso Xushmad Sidaa waxaa yiray Ibrahimovich

    Weeraryahanka u dhashay Wadanka Sweden una safta Naadiga Kubadda Cagta ah ee heysata Horyaalnimada Dalka Italy Inter Milan Zlatan Ibrahimovich ayaa ka dhawaajiyay in uu ku qanacsanyahay Macalinka Cusub ee Naadiga Inter Morinho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weeraryahanka u dhashay Wadanka Sweden una safta Naadiga Kubadda Cagta ah ee heysata Horyaalnimada Dalka Italy Inter Milan Zlatan Ibrahimovich ayaa ka dhawaajiyay in uu ku qanacsanyahay Macalinka Cusub ee Naadiga Inter Morinho.  
Morinho ayaa i weydiiyay xaalkeyga Maalmihi la soo dhaafay, sida uu ii arkaayay aniga oo sameeynaayo Tababar Xoogan waxaana u sheegay inaan dareemaayo Caafimaad sidaa waxaa yiray Ibrahimovich.
 
aad ayaan ugu faraxsanahay Su'aasha uu iweeydiiyay Morinho sida aan daacada ugu ahay uu asna iigu yahay wuxuuna awaadaa in uu isiiyo Qibrad aan ku hormari karo Cayaaraheyga.
 
Hassan Omar Osman (Jaana)
Email:-
xasanjuungal@hotmail.com
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip