
1 Siid Cali Macalin Seerjito
2 Dr Xassan Mayre Nuur
3 Xasan Max.ed Xassan (Xassan Black)
4 C.hi Max.ed Nuur (Shuuci)
5 Nabadoon Max.ud Max.ed Nuur (Max.ud Dhere)
6 Xaaji Cusmaan Qamarji
7 Xaaji Cabdi Axmed Yogo
8 Shiikh Axmed Max.ud Xasan (Food Cade)
9 Xaaji Xassan C.lle Maxmed
10 Xaaji Xassan Xuseen maalin
11Xaaji Xasan Max.ud Cadow
12 Xaaji Muxudiin Jacaf
13 Abti Cali Gedaf
14 Axmed Abukar Baasaale
15 Max.ud Xuseen Ow Nuur (Max.ud Geney)
16 Canshuur Macalin Xassan
17 Nuur Xaaji Max.ud Jirax
Dhamaan dadka halkaan ku qoran waxey tacsi tiiraanyo leh u diraan Hooyo Xaajiyo Mako Gedef. Xaawo Xassan Cabdulle. Culumo Xassan Dudaaye. iyo dhamaan xaasaska iyo caruurtiis allaha u naxariistee marxuum Xaaji Mux.ed Xassan dudaaye oo dhawaan ku geeriyooday magaalada Muqdisho waxeyna leeyihiin janatul firdowso allaha ka waraabiyo samir iyo iimaan allaha ka siiyo inta ow ka tagyey (aamiin)
TACSI. INAA LILLAAHI WAA INAA ILEEHI RAAJICUUN MARXUUM XAAJI MUX.ED XASSAN DUDAADE
Waxaan halkaan tacsi loogu diraya hooyo xaajiyo mako gedef iyo dhamaan reer xassan dudaaye. Waxaana tacsida diraayo dadka kala ah