Dhacdooyinka Dunida ma dhabaa jacaylbuu isku dilay ?!!!!!!!!!!!!

4
Monday December 28, 2009 - 16:17:34 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3995
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhacdooyinka Dunida ma dhabaa jacaylbuu isku dilay ?!!!!!!!!!!!!

    Wiil dhalinyaro ah yaa waxaa uu naftiisii ku tuuray wabiga Niilka, arintani ayaa waxay ka danbaysay markii uu wiilkani uu ku fashilmay jacayl uu lawaday gabadh ay asxaab yihiin oo ay isku macahad ahaayeen, tani waxay timid isagoo inbadan la ildarnaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wiil dhalinyaro ah yaa waxaa uu naftiisii ku tuuray wabiga Niilka, arintani ayaa waxay ka danbaysay markii uu wiilkani uu ku fashilmay jacayl uu lawaday gabadh ay asxaab yihiin oo ay isku macahad ahaayeen, tani waxay timid isagoo inbadan la ildarnaa xanuun nafsaaniya. wiilkan oo magaciisa layidhaa Maxamed Shuuqi Xuseen waxaa uu udhashay dalkaasi Masar.


Arintani oo uu booliska dalkaasi baadhayay ayaa waxaa su'aalo laga waydiiyay laba wiil oo ay asxaaab iyo isku machad ahaayeen wiilkaa dhintay ,waxaanay u sheegeen ciidamada ammaanka in marxuumka dhintay iyo gabadh ay saaxiibo ahaayeen ku heshiiyeen inay is guursadaan markay waxbarashada dhamaystaan .

Hadaba wiilku waxaa uu ka shaqaysan jiray intii uu waxbarashada ku jiraya shirkada batroolka ee dalkaasi Masar ,lacagta halkaa ka soo gashana waa uuu uruursan jiray si u dhisto guri ay ku wada noolaadaan isaga iyo jacaylkiisu,balse waxaa inankii fajiciso ku noqotay inantii oo lasoo xidhiidhay una sheegtay in ballankii guurka ka baxday oo aanay doonayn in ay sii wada noolaadaan. Intaa ka bacadi inankii waxaa uu goostay inuu isdilo ,waxaanu isku riday wabiga niilka.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip