Maqaallo

Ma Runbaa Soomalidu Wax Akhriska Iyo Wax Qorista Ma Jecla ?? W/Q .Khadar Aar

0 Visits: 2306 | Saturday July 30, 2016 - 16:16:32
Waa su'aal in badan ay dadku iswaydiyaan ,runtii marka aad u dhabbo gashana waxa aad oganaysaa in ay tahay wax jira oo aan la dafiri karin ,waayo hadii wax akhriskeena iyo wax qoristenu badan lahayd heerkan maynaan joogneen.

Read More »

Marka uu MARFASHLE, maareeye kuu noqdo, wixii uu MARQAANKA ku arko, in uu kugu maamulaa ma moogeed?.

0 Visits: 2304 | Monday July 11, 2016 - 14:43:21
Waxaan filayaa jaadkii uu is ku gurayey, DUBAABKII dabada ka galay ayaa BAJAAJ aheed, marka waa in Muqdisho laga mamnuucaa! Sabab kale ma hayo anigu.

Read More »

Darbiga iyo dayacaa kulanka iiga daran!

0 Visits: 2731 | Monday July 11, 2016 - 14:43:20
MW Xasan Sheekh ma la kulmay RW Israa'iil Benyamin Netanyahu, mise, la ma kulmin ayey tolkeey ku murmayeen maalnahan oo dhan. Kaliya ma ahan, ee ma bannaan tahay, mise, ma bannaana ayuu muranku ku qotomay?.

Read More »

Xildhiban Ducaale oo hurdada ka toosay xiliga kala guurka 2016.

0 Visits: 2411 | Wednesday May 18, 2016 - 22:19:41
Waxaan aad ugu xumahay in xildhibaanka uu xiligaan ka hadla maqaamka Muqdisho,su'aasha mudan in la weeydiiyo Xildhibaanka ayaa ah xagee jirtay oo maxaa kuu diiday in aad sidaas ugu doono G.Banaadir 2012 ilaa 2015 kii oo aad xildhibaan aheeyd ???

Read More »

Waa Qaybtii 10-aad ee Shekadii TAHRIIBKA IYO TAHLUKADII AAN GALAY W.q Qareen/Khadar Aar.‏

0 Visits: 2469 | Tuesday May 17, 2016 - 01:33:04
Akhris'tayaal dhamaantiin aad ayaan idiin Salamayaa waxanan idin leeyahay SCWW ,intiinii sheekada qaybtii Sagalaad la socotay waxa ay inoo maraysay iyada oo Ninkii dhalinyarada ahaa iyo Inankii yaraa ee uu dhalay ay ka badbaadeen dhibatadii aadka u xumayd ee Badda kasoo qabsatay .

Read More »

Xasuustaydii Nabad Sugiddii (N.S.S 1976 – 1991) Q.6aad

0 Visits: 5113 | Tuesday May 17, 2016 - 01:33:04
1 Janawari 1974 tii laba gu' ka hor intaan la igu biirin Xoogaggii Nabad ilaalinta N,S,S waxaan Xabsiga u taxaabnay 2 Askari oo Ameerikaan ah iyo Qof u dhashay Boqortooyada Ingriiska , waxaan qabanay ayagoo saaran Gaari-Dameer , waxay ku socdeen siday sheegeen Xeebta, labada Askari mid ayaa feera…

Read More »

Waa Qaybtii 8-aad ee Shekadii TAHRIIBKA IYO TAHLUKADII AAN GALAY W.q Qareen/Khadar Aar.

0 Visits: 2741 | Thursday May 12, 2016 - 00:40:09
Akhris'tayaal dhamaantiin aad ayaan idiin Salamayaa waxanan idin leeyahay SCWW ,intiinii sheekada qaybtii Todobaad la socotay waxa ay inoo maraysay iyada oo Wiilkii dhalinyarada ahaa uu ku sugan yahay Wadanka Libiya , isaga iyo Gabadhii ay safarka Tahriibka isku soo barteen heshiis guurna ay hada…

Read More »

DIASPORA DASTURKA WAA IN LAGU QORA IN EEYAN XIL SOMALI QABANKARIN.

0 Visits: 2443 | Thursday May 12, 2016 - 00:37:47
Dalka ba'ow yaa ku leh,xilka Somali qofka qabankara waa in uu noqdaa qof Somali dhab ah,xildhibaanada 275 haddii aad dib u fiiriso waxaad ka heleeysaa in 70% aay yihiin kuwa wataa jinsiyado kala duwan,qaar waxeey wataan Jinsiyad Yurub qaar USA iyo kuwo wataa Kanada sida oo kale qaar ayaa wataa Ethiopia…

Read More »

Xasuustaydii Nabad Sugiddii (N.S.S 1976 – 1991) Q.5aad

0 Visits: 2683 | Saturday May 07, 2016 - 02:29:49
ilinka 1985-ta ayuu taliskii Nabadda Qaranku ii diray safar shaqo oo aad u qalaf san inaan ku aado Itoobiya, si aan Dad qiime u lahaa taliskii xabashida ciidda ugu daro, ma ahayn markii ugu horaysay ee la ii diro Itoobiya dhawr jeer ayaan magac dul saar ah ku tagay laakiin markan waa ka duwanaa oo saraakiil…

Read More »

Waa Qaybtii 6-aad ee Shekadii TAHRIIBKA IYO TAHLUKADII AAN GALAY W.q Qareen/Khadar Aar.

0 Visits: 2472 | Saturday May 07, 2016 - 02:29:49
Akhristayaal intiinii sheekada qaybteedii hore la socotay waxa ay inoo maraysa iyada oo Ninkii dhalinyarada ahaa uu kasoo badbaaday Dhibatoyinkii badnaa ee soo qabsatay intii uu tahriibka kusoo jiray ,kadibna soo galay Magalada Tiripoli ,isaga oo markii u horaysayba la hadlay Walidkii dhalay una sheegay…

Read More »

Waa Qaybtii 5-aad ee Shekadii TAHRIIBKA IYO TAHLUKADII AAN GALAY W.q Qareen/Khadar Aar.

0 Visits: 2242 | Saturday May 07, 2016 - 02:29:49
ntinii sheekada Qaybteedii hore la socotay waxa ay inoo maraysay iyada oo wiilkii dhalinyarada ahaa iyo dhamaan Akhayartii ay Tahriibka isku barteen ay ku tala jiraan in ay safar dheer usoo galaan Saxaraha u dhexeeya Sudan iyo Libiya .

Read More »

Waa Qaybtii 4-aad ee Shekadii TAHRIIBKA IYO TAHLUKADII AAN GALAY W.q Qareen/Khadar Aar.

0 Visits: 2044 | Thursday May 05, 2016 - 02:29:49
Mid ka mid ah Dhalinyarada sida dirqiga uga samatabaxay masiiboyinkaasi Tahriibka ee marba marka ka danbaysa kasii daraya,ayaa waxa uu iiga sheekaynayaa dhibatadii aadka u Xauuunka badnayd ee uu lasoo kulmay intii uu Tahriibka kusoo jiray .

Read More »

Qaybtii 3-aad ee Shekadii TAHRIIBKA IYO TAHLUKADII AAN GALAY W.q Qareen/Khadar Aar.‏

0 Visits: 1961 | Wednesday May 04, 2016 - 02:29:49
Mid ka mid ah Dhalinyarada sida dirqiga uga samatabaxay masiiboyinkaasi Tahriibka ee marba marka ka danbaysa kasii daraya,ayaa waxa uu iiga sheekaynayaa dhibatadii aadka u xumayd ee uu lasoo kulmay intii uu Tahriibka kusoo jiray .

Read More »

Qaybtii 2-aad Shekadii TAHRIIBKA IYO TAHLUKADII AAN SOO MARAY W.q Qareen/Khadar Aar.

0 Visits: 1716 | Tuesday May 03, 2016 - 02:29:49
Mid ka mid ah Dhalinyarada sida dirqiga uga samatabaxay masiiboyinkaasi Tahriibka mid kamida,ayaa waxa uu iiga sheekaynayaa dhibatadii aadka u xumayd ee uu soo maray intii uu Tahriibka kusoo jiray .

Read More »

Qaybtii 1-aad Shekadii Tahriibkii iyo Tah-lukadii aan galay .W.Q Qareen Khadar Aar

0 Visits: 1646 | Tuesday May 03, 2016 - 02:29:49
Waxaa beryahan danbe si wayn usoo shaacbaxay Maqalka erayga TAHRIIB kaasi oo aad ka maqlayso dhamaan Idacadaha ,Guryaha,Maqaaxiyaha,Wadooyinka iyo meelkasta oo Laba Qof oo Somaliyii ay isugu yimadaan ,iyada oo laga sheekaynaayo dhibatada aan kala joogsiga lahayn ee soo wajahday dhalintii Somaliyeed.

Read More »

Xamar waala kala leeyehee Xaqa dadka usheega!

0 Visits: 1730 | Tuesday May 03, 2016 - 00:08:32
Maalin kasta waxaa dhegaheena ku soo dhaco ama aan maqalnaa maqaam gooni ah ayeey yeelaneysaa Magaalada Mogadisho

Read More »

MAXAY KU KALA DUWAN YIHIIN JAAHILIYADII HORE IYO ILBAXA REER YURUB.W.q Qareen/Khadar Aar

0 Visits: 2136 | Tuesday May 03, 2016 - 00:01:32
Qofkasta Ilahay waxa uu u sameeyay Qaab iyo samays uu kaga duwan yahay Qofka kale, ma jiro Aduunkan qof qof u eegi xataa haday Mataano Uur kasoo wada baxay yihiin waxaa jira wax badan oo ay ku kala duwan yihiin.

Read More »

FASHILKA DUQA MUQDISHO. "Dood Furan"

0 Visits: 2052 | Thursday April 14, 2016 - 00:26:03
Waa dood furan oo dul taagan hogaanka xiligaan ee Gobolka Banaadir iyadoo doodadaana uu bartiisa facebooka soo dhigay Dr Hiraabe oo kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed kuwooda had iyo jeer falaan qeeya siyaasada Soomaaliya. Hadaba aqristoo bal aragtidaada ku dar dooda Aqoonyahanka.

Read More »

NAFTAADA RUNTA U SHEEG BEENNA HA KU MAAWEELIN .W/q .Qareen / Khadar Aar .‏

0 Visits: 1814 | Thursday April 07, 2016 - 02:07:58
Bini-aadmiga Ilahay abuuray waxa uu ku kala gadisan yahay waxkasta oo Nolosha iyo Dabeecada ku saabsan ,sida aynu u kala wajiyada duwanahay ayaynu u kala dabeecad iyo aragti duwanahay ,Qofkastana Ilahay csw waxa uu siiyay Dabecad iyo dhaqan gooniya ,waa ay adag tahay in Qofna uu iska badalo amma uu…

Read More »

MUSUQMAASUQA MUQDISHO IYO KOOFURTA

0 Visits: 1875 | Wednesday March 23, 2016 - 03:27:53
(Baadida nin baa kula dey deyi daalna kaa badane ha yeeshee aan dooneeyn inaad heshaa daa'in abidkaaye).

Read More »

ILAYN MADAXTOOYADU WAA XABSI , MADAX-WAYNUHUNA WAA MAXBUUS. W.Q.Qareen Khadar Aar .‏

0 Visits: 1722 | Wednesday March 23, 2016 - 02:42:00
Lix arimood oo ay iska shabahaan Madaxwaynaha iyo Qofka Maxbuuskii :- 1 .Qofka Maxbuuska Maxkamad ayaa Xukunta Sanado Go'an ,sida 4 -5-6 Sano iwm si Danbiyadii iyo Dunuubtii uu galay looga abaal mariyo. ma odhanayno madaxwaynahu Danbiyo iyo Dunuub ayuu galay, lakiin waxaan uga jeedaa oo kaliya,…

Read More »

SAAXIIB-KAY AYAA EMAIL, AAKHIRO IIGA SOO DIRAY !! W/Q:Qareen / Khadar Aar‏

0 Visits: 2045 | Wednesday March 23, 2016 - 02:31:54
Wakhti kasta oo aad firaaqo hayso waxa jeceshahay in aad Furato Computarkaga , adigoo raba Warar amma Barnamijyo adiga kuu gaar ah in aad ka fiirsato . hadaba markii u horaysay ee aad furtay Emailkagii ,si kadiisa ma u aragtay oo Isha ma ku dhufatay Email uu Akhiro kaga soo diray Saxiibkagii Qaaliga…

Read More »