Xildhiban Ducaale oo hurdada ka toosay xiliga kala guurka 2016.

0
Wednesday May 18, 2016 - 22:19:41 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2441
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhiban Ducaale oo hurdada ka toosay xiliga kala guurka 2016.

    Waxaan aad ugu xumahay in xildhibaanka uu xiligaan ka hadla maqaamka Muqdisho,su'aasha mudan in la weeydiiyo Xildhibaanka ayaa ah xagee jirtay oo maxaa kuu diiday in aad sidaas ugu doono G.Banaadir 2012 ilaa 2015 kii oo aad xildhibaan aheeyd ???

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan aad ugu xumahay in xildhibaanka uu xiligaan ka hadla maqaamka Muqdisho,su'aasha mudan in la weeydiiyo Xildhibaanka ayaa ah xagee jirtay oo maxaa kuu diiday in aad sidaas ugu doono G.Banaadir 2012 ilaa 2015 kii oo aad xildhibaan aheeyd ???  Waa markii ugu horeeysay oo la maqlo xildhibaan Muddulood ah,waxaa xaqiiq ah in codkiina lagu qasaaray balse aad tihiin danbiilayaal dadka ka galay danbigii ugu foosha xumaa abid,sabbabta oo ah xilka aad haysaan kuma aadan mudan sharaf iyo xurmo umada aad qasabka ku matashaan waxaad lumiseen xaqoodii,xilkiina waxaa ka haray bilo waxaana dhihi lahaa waa xaaraan in aad umada Muqdisho marlabaad aad ku soo noqotaan,xildhibaanada Muddulood dhamaantood waa danbiilayaal mudan in Maxkamad la soo taago.Alow Sahal Umuuraha.

Dr Hiraabe
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip