
hadii si cadaalad ah waxlooqeybsanayo xamar dadka dega diyaar ayey uyihiin waxaana kufilan waxa aay heystaan sida Badda iyo Biriga.
Hadiisa layiraahdo haleys boobo sida hada kasocoto meelo badan oo Somaliya Gobaleeda kamid ah iyo magaalada mogadisho dadka dega Xamar inteey heystaan ayeey intookale kudarsayaan Sidaas iney sameeyaana awood ayeey uleeyihiin likn waxey xushmeynayaa martida la nool,
Xamar cidna loomadiidana iney kunoolaato lkin waxaa gardaro cad ah oo aan geedna loogusoogambanin Teydana anaa iskale Taadana kulalihi,,,,
Deb umilicso gabaygii qiimaha lahaa ee Abwaan Subkane
Aduunkoodhan waakalaxirmoo leeys haqiriwaayay
Xadka duulimaadka iyo Maraakiibta xiraneyso
Birinka kuwiikalaxirtaa xaye ah oo noole
Xayeeskiiska baantaahu waakii nakala xiraye
Xamar waalaka la leeyehee xaqa dadka usheega,
Xig madaa qofkii garanayoow dib iyo xusuus yeelo
Midkeey kaxiltahoow kaxagjiroow buubo xarigaaga
Ima xigo nin xaaraan cunoo xarig Ilaah gooyay
Ima xigo nin xoog igu dayoo xulufo iidoonta
Xeel dheerayaasha iyo shacbigaan xarafka gaarsiine
Xukuumad udhaxeeysana ogole Xamar ineey joogto
Xisaab loo dhanyahay aan jeclaa xubin inaan yeesho
Xayesiiska beentaahu waakiinahala xiraye
Xamar waalaka la leeyihee Xaqa dadka usheega,
Xiirbeegti aanan dooranbaa xabadka iitaagtay
Xaabada iyo cooskaan dhaxgali igula soo xuubtay
Ana xarafka miinkaan kamaray inaan xilkaa dhiibo
Xishood kii horaa iigufilan xarigna kii Xiise
Xayesiska baantaahu waakii naka la xiraye
Xamar waalaka la leeyehee xaqa dadkuu sheega,
Xaqladuugo iyo baadilkoo xididdo looyeelo
Xaqiraada iyo beeta iyo xomo lataageero
Xaqiiq laga fogaadiyo runtoon xaabka lagaqaadin
Xaashaa lilii waa wax gobo kaxarakootaahe
Xamar waa laka laleyehee xaqa dadkuusheega
Xamar waala kala leeyehee Xaqa dadka usheega!
Maalin kasta waxaa dhegaheena ku soo dhaco ama aan maqalnaa maqaam gooni ah ayeey yeelaneysaa Magaalada Mogadisho