"Cidna kama bad baadi doonto nuuca cusub ee Karoonaha Xataa dadka tallaalka qaba"

0
Tuesday January 11, 2022 - 18:19:50 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 750
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Cidna kama bad baadi doonto nuuca cusub ee Karoonaha Xataa dadka tallaalka qaba"

    Dunida ayaa mar kale ku baraarugtay Nuuca Cusub ee Corona kaasi oo Sameyn ku yeeshay Caalamka Dalka Sweden waxaa Mashquul badan laga dareemayaa Isbitaalada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dunida ayaa mar kale ku baraarugtay Nuuca Cusub ee Corona kaasi oo Sameyn ku yeeshay Caalamka Dalka Sweden waxaa Mashquul badan laga dareemayaa Isbitaalada.

iyadoo taasi ay jirto Qabiir u dhashay Dalka Sweden oo lagu magacaabo Johan Schraib ayaa la hadlay Warbaahinta TV4 isagoo sheegay in Nuuca Cusub ee Corona uusan qofka ka badbaadidoonin.

Waxa uu sheegay in uu yahay nuuc halis ah isla markana Leh Awood sare taasi oo keeneysa inuu ku dhaco qof walbo xitaa kuwa qaatay Talaalka.

 
Brofesarka oo ku taqsuusay Daawaynta musiibooyinka caalamiga ah ayaa sidoo kale kamid ahaa Aas-aasayaasha Dhaqaatiirta aan Xuduuda laheyn isagoo hadalkiisa ku daray in Todobaadyada soo socda ay tahay xaalada mid adag.

Sharib wuxuu yiri "sida dabka kaynta oo kale, wuxuu si degdeg ah ugu fidaa waddan kasta oo adduunka ah Macquulna maahan la joojiyo.”

Todobaayada soo socda ayuu ku sheegay in Mid muhiim u ah Dadka Swidhishka si wada shaqeyn u sameystaan.

Somaliska

 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip