Tirada Dadka ku dhintay Xadka Turkiga iyo Giriiga oo Korortay Dadka Qaar oo Barafoobay

0
Sunday February 06, 2022 - 14:57:51 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 564
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tirada Dadka ku dhintay Xadka Turkiga iyo Giriiga oo Korortay Dadka Qaar oo Barafoobay

    Arbacadii, mas'uuliyiinta Turkiga ayaa kow iyo toban mayd ka helay meel u dhow gobolka xadka uu la wadaago Giriiga. Qof-ka laba iyo tobnaad ah ayaa markii danbe ku dhintay isbitaalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbacadii, mas'uuliyiinta Turkiga ayaa kow iyo toban mayd ka helay meel u dhow gobolka xadka uu la wadaago Giriiga. Qof-ka laba iyo tobnaad ah ayaa markii danbe ku dhintay isbitaalka

Arbacadii 2-dii Febraayo, saraakiisha Turkiga ayaa sheegay inay heleen meydadka sagaal muhaajiriin ah meel aan ka fogeyn xadka Giriiga. Sida ay sheegtay BBC-da ,

 
saraakiishu waxay ka dib billaabeen inay baaritaan ka sameeyaan goobta, waxayna heleen laba meyd oo kale iyo hal qof oo liita oo markii dambe isbitaalka ku dhintay. Meydadka ayaa laga helay meel u dhow magaalada Ipsala ee dalka Turkiga, sida ay sheegtay Aljazeera.


 
Khamiista, Febraayo 3, wakaaladda wararka Faransiiska ee AFP ayaa ku warantay in mas’uuliyiinta Turkiga ay heleen afar meyd oo dheeri ah oo muhaajiriin ah kuwaas oo la sheegay in ay baraf ku dhinteen gobolka xadka.

Tirada Dhimashada ayaa hada kor u dhaaftay 16 Qof walina baaritaanka lama soo afjarin.

Xigasho: Somaliska
 
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip