Featured

Shariif Shiikh Axmed oo la kulmay danjiraha Maraykanka Stephen Schwartz (Sawiro)

0 Visits: 2101 | Saturday October 08, 2016 - 01:45:18
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna murashax u taagan xilka madaxweynaha dalka Shariif Shiikh Axmed ayaa la kulmay danjiraha Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya Danjire Stephen Schwartz.

Read More »

Dhageyso: codka qofkii labaad ee soomaali ah oo dhawaantan laga tarxiiley Norwey.

0 Visits: 1646 | Friday October 07, 2016 - 21:56:29
Wareysi lala yeeshay wiil magaciisa kusoo gaabay Aadan oo sida uu sheegay si qasab ah looga masaafuiyay dalka Norway isagoo laga dajiyay magaalada Muqdisho

Read More »

DRS. MINA MAANTA WAA MUSHARAX BERINA WAA XILDHIBAAN QARAN. (SAWIRADA XAFLADA)

0 Visits: 3257 | Sunday October 02, 2016 - 23:55:16
Is-abaabul, diyaar garow iyo xaflado lagu soo bandhigayo musharaxiinta u taagan Xildhibaanimada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa haatan si xawli leh uga soconaya G/Banaadir iyo qaar ka mid ah Gobolada Wadanka, mid ka mid ah xafadahaasi oo loogu tala galay ku dhaawaaqista musharaxa Xildhibaanimo ee Drs.…

Read More »

Norway oo wax kabadashay sharciga Qaadashada ruqsada Gaari wadida.

0 Visits: 2728 | Sunday October 02, 2016 - 22:49:01
Laga bilaabo kowda bisha oktober ee sanadkan 2016,waxaa dhaqangalayo xeerar iyo sharciyo cusub oo ku saabsan leysinka wadida baabuurta. Xeerarkancusub ayaa isbadal weyn ku sameyn doono shuruudahacaafimaadka qofka looga baahanyahay inuu buuxiyo, si uu u helo leysinka baabuur wadida. Xeerkan cusub ayaa…

Read More »

Dal kuyaalo Qaarada Yurub oo mamnuucay qaadashada xijaabka dumarka

0 Visits: 3289 | Sunday October 02, 2016 - 22:44:01
Baarlamaanka dalka Bulgaariya ayaa maalin kahor ansixiyay sharci cusub oo mamnuucaya in haweenka Muslimiinta ah ee kunool dalkaas ay xirtaan xijaab jirkooda dhan wada qarinaya iyo Indho Shareer.

Read More »

Fardoowsa Ibraahim: "Dhaqtaradda waxeey igu tiri qimaarka iska dhig!"

0 Visits: 1840 | Sunday October 02, 2016 - 21:44:01
Fardoowsa Ibraahim, waa gabar 23 jir ah oo xanuun haya awgiis u tagay rugta caafimaadka Capio ee xaafadda Mölndal, si loo siiyo xanuun baa'biye ayuu dhaqtarada ku tiri "iska dhig qimaarka!".

Read More »

Dhibaatooyin Amaan oo ka dilaacay Xaafada Soomaali kubadan tahay ee Oslo

0 Visits: 1782 | Sunday October 02, 2016 - 19:53:08
Wasiirada arimaha soo galootiga iyo isdhexgalka bulshada dowlada Norwey, Silvie Listhaug ayaa shalay mar kale ku celisay in xaalada xaafada Grønland ay ku socoto meel halis ah, ayna u baahantahay wax ka qabasho deg-deg ah.'

Read More »

Maxaa kala socotaa halka uu maraayo Dhismaha Isbitaalka Degmada Warsheekh? + Sawiro

0 Visits: 3811 | Saturday October 01, 2016 - 13:33:19
Wafdi balaaran uu horkacayo gudoomiyaha degmada Warsheekh Mudane Axmed Shiidka ayaa booqday halka uu ka socdo dhismaha isbitaal cusub oo yeelan doonta Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeelada dhexe.

Read More »

Musharax Jibriil Cabdulle oo si weyn loogu soo dhaweeyey Baydhabo (Sawiro)

0 Visits: 2184 | Saturday October 01, 2016 - 00:07:52
Musharaxa Dhaq Dhaqaaqa Hal Qaran oo u tartamaya Xilka madaxweynaha Soomaaliya Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada baydhabo oo ka bilaabay ololihiisa doorasho, soo dhaweynta waxaa ka qayb qaatay madaxda gobolka, Wasiiro ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed, Ururada Bulshada…

Read More »

Imaanshaha Sh: Shariif oo aan ka wareysanay Suldan Aweys oo kamid ah gudiga Ololaha Doorashada ee Shariifka (Sawiro)

0 Visits: 2982 | Friday September 23, 2016 - 22:45:22
Kadib marki maalinimadi shalay uu magaalada Muqdisho soo gaaray madaxweynihi hore ee Soomaaliya, isla markaana ah musharax utaagan xilka madaxtinimada Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxa ka wareysanay, Suldaan Aweys suldaan Maxamud oo kamid ah gudiga sare ee abaabulka doorashada…

Read More »

Wakiilka Soomaaliya: ICJ ha Diiddo diidmada Kenya

0 Visits: 1851 | Friday September 23, 2016 - 22:45:10
Maanta waxaa la soo gebagebeeyay dhegeysiga Diidmada Hordhaca ah ee Kenya ay uga soo horjeeddu furitaanka Dacadda Kenya ka dhanka ah ee ay Soomaaliya u soo gudbisay Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ee magaaladan Hague.

Read More »

Xuska Caarifiinta cilmiga & Dariiqada iska dhaxashay ee Sh: Cabdi Celli & Sh: Muxumed oo ka bilaabatay degmada Warsheekh (Sawiro).

0 Visits: 3247 | Friday September 16, 2016 - 20:30:36
Xarunta Dariiqada iyo faafinta dacwada Islaamka ee Warsheekh ayaa waxa si rasmi ah maanta uga bilowday Xuska Siyaaraadka mashaa'iqda iska dhaxashay cilmiga iyo dariiqada Sheekh Cabdiraxman Sheekh Cumar "Sheekh Cabdi Celli" iyo Sheekh Muxumed Sheekh Cabdiraxman.

Read More »

Laanta Socdaalka oo Facebook u isticmaalaysa baaritaanka magangalyada

0 Visits: 2180 | Monday August 08, 2016 - 00:47:49
Shaqaalaha laanta socdaalka (Migrationsverket) ayaa fasax loo siiyay in ay isticmaali karaan kombutarkooda shaqada si ay booqdaan Facebook iyo aaladaha kale ee internetka marka ay samaynayaan baaritaanka magangalyada. Shaqaalaha ayaa waxay awoodi doonaan in ay booqdaan bogga qofka maganlyo doonka ah…

Read More »

Denmark oo qaxootiga ka mamnuucaysa in ay guryaha ka baxaan

0 Visits: 2617 | Monday August 08, 2016 - 00:47:48
Inta badan baarlamaanka Denmark ayaa taageeray qorshe cusub oo qaxootiga wadankaasi ku nool looga mamnuucayo in ay ka baxaan xeryaha qaxootiga. Qorshahaan ayaa qaasatan ku wajahan dhalinyarada qaxootiga ah, oo lagu soo rogayo bandow. Ujeedada qorshahaan ayaa lagu sheegay in ay tahay in aysan dhalinyaradaan…

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo dhambaal ka helay Ra'iisul Wasaaraha cusub ee Ingariiska.

0 Visits: 1639 | Wednesday August 03, 2016 - 01:48:59
Muqdisho, 02, Aug July 2016 (Villa Somalia) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Muqdisho wasiirka dowladda Ingriiska u qaabilsan Afrika iyo Bariga Dhexe Mudane Tobias Ellwood.

Read More »

"Somalia waxaan ka ahaa nin magac leh, Sweden waxaan ka noqday waxba"

0 Visits: 3439 | Monday August 01, 2016 - 02:08:25
Wargeyska SvD ayaa isbuucaan mowduuc dheer ka diyaariyay nolosha, shaqada iyo dhaqanka Soomaalida Sweden. Iyagoo wareysi dheer la yeeshay Abdinoor Mohamed oo ka mid ah Soomaalida ku nool tuulada Braås ee ku dhow Växjö. Abdinoor ayaa wargeyska uga waramay noloshii uu ku noolaa Somalia, isagoo sheegay…

Read More »

Degmadda Warsheekh: Deegaan Qadiimi ah oo ku habboon Dalxiiska (Warbixin+ Sawiro).

0 Visits: 3807 | Monday August 01, 2016 - 02:05:14
Mas'uuliyiin Dowladeed,Saraakiisha Hay'addaha Samafalka, Qurbo-joog, Suxufiyiin iyo Weriyayaal ayaa waxay Jimcihii la soo dhaafay Booasho Tamashlayn ah ku tageen Degmadda Warsheekh ee Gobalka Sh/dhexe.

Read More »

Qurba joogta Beesha Celi ee Sweden oo katashtay horumarinta deegaanada ee beesha degto & Isbitaal ee yeelato degmada Warsheekh (Video)

0 Visits: 3746 | Tuesday July 26, 2016 - 01:57:22
Waxgaradka Beesha Celi Cumar ee ku nool qurbaha, gaar ahaan Dalka Sweden ayaa waxay u istaageen horumarinta deegaannada ay beeshaas degto, gaar ahaan Degmooyinka Warsheekh, Cadale iyo Muqdisho oo taariikh weyn u leh Dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan Beesha Celi Cumar.

Read More »

Lafaha meydad laga helay Warsheekh oo muran badan dhaliyay (Warbixin).

0 Visits: 3333 | Tuesday July 26, 2016 - 01:02:01
Xili xarunta degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada dhexe ee kasocoto howlo dibu dhis oo lagu balaarinaayo kaabayaasha dhaqaale ee degmada Warsheekh.

Read More »

Afgembigi Turkiga oo dhicisoobay (Warbixin Faah faahsan+Sawiro

0 Visits: 1925 | Saturday July 16, 2016 - 03:51:51
TV-ga ugu weyn dalka Turkiga ee la yiraahdo TRT oo ahaa kii baahiyey baaqii kooxda afgambigaleyda ka dib marki ay gudaha u galeen ayaa shacabka Turkigu ka xoreeyeen askartii halkaas ku suganeyd ee afduubka u heysatey shaqaalihii TV-gaas..

Read More »

Gabar norwiiji ah oo ka cabanayso qoys soomaali ah oo ku inkiray gabar uu wiilkoodu dhalay

0 Visits: 3937 | Sunday July 10, 2016 - 12:12:18
Marita Johnsen waa gabar 22 jir norwiiji ah oo degan magaalada Kristiansand ee wadankan Norwey. Waana hooyo kali ah oo haysato laba caruur ah, waxayna qoraalo ku saabsan waayaheeda nololeed kusoo daabacdaa bogeeda shaqsiga ah oo ay ku leedahay internetka ee lykkeligsommamma. Marita ayaa shalay bogeeda…

Read More »

'Xaaskiisa ayeey ugu yeereen, Daanyeer kadibna isaga ayeey dileen'

0 Visits: 2720 | Sunday July 10, 2016 - 11:51:35
Wiilkaan madow ee idiin muuqda waa muwaadin Nayjeeriyaan ah, oo xaaskiisa kula dhex mushaaxayay caasimadda faca weyn ee Rooma. Wiilasha aan magaalada Rooma dhaafin ee aaminsan in isirka cadi ka sarreeyo kan madow, ayaa waxey ugu yeereen xaaskiisa "daanyeer, daanyeer".

Read More »