Wararka

Wararki ugu dambeeyay dagaaladi Ukrein iyo walaac cusub

0 Visits: 853 | Sunday April 03, 2022 - 18:15:50
Weriyayaal galayay magaalo ku taal Ukraine oo dagaal qaraar ay kala kulmeen ciidammada Ruushka ayaa waxa ay heleen maydadka rag dhintay oo xiran dhar rayid ah oo daadsan waddooyinka.

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo si mug leh uga jawaabtay masiibadi Suuqa Hargeysa

0 Visits: 725 | Sunday April 03, 2022 - 18:15:41
Raysal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhaw soo saaray amar deg deg ah oo ku aadan si dhaqso leh loo fasaxo lacag dhan $11,700,000, Kow iyo Toban Milyan iyo Toddobo Boqol oo Kun oo Doollar, taasoo ku jirta xisaabta dowladda Federaalka Soomaaliya.

Read More »

Sweden oo sheegtay in ay kordhayaan Dadka Ajaanibta ee qatarta ku ah Amaanka Wadanka

0 Visits: 750 | Sunday April 03, 2022 - 18:15:40
Sirdoonka Sweden, Säpo, ayaa shaaca ka qaaday in tirada dadka ajaanibka ah, ee loo aqoonsan karo khataraha ammaanka, ay weli dalka ku sii kordhayaan.

Read More »

Mareykanka oo shaaca ka qaaday aragtidooda qadiyada Somaliland iyo Soomaaliya

0 Visits: 1015 | Wednesday March 30, 2022 - 23:32:03
Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Larry Andre ayaa sheegay in dalkiisu uu ixtiraamayo midnimada dhuleed ee Soomaaliya ee soo billaabatay 1960.

Read More »

Mareykanka oo markale si adag ugahadlay arimaha doorashada dalka.

0 Visits: 990 | Wednesday March 30, 2022 - 23:32:03
Danjiraha dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Larry Andre ayaa ku baaqay in la dadejiyo kuraasta dhiman dorashadooda ee Golaha Shacabka, islamarkaana ku harsan maamulada Hirshabeelle iyo Jubbaland.

Read More »

Hubka Nukliyeerka oo ku rakibnaa Diyaaradaha Ruushka ee soo galay Hawada Sweden "TV4"

0 Visits: 815 | Wednesday March 30, 2022 - 23:32:03
Laba ka mid ah diyaaradaha Ruushka ee ku soo xadgudbay hawada Sweden 2-dii March waxay ku hubaysnaayeen hubka nukliyeerka, khibradaha TV4. Difaaca Iswiidhan kama faalloon doono sheegashada.

Read More »

Hanjabaadi Biden iyo Ruushka oo kasoo jawaabay

0 Visits: 1102 | Sunday March 27, 2022 - 17:19:52
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden oo xalay xaflad ka dhacday caasimada Poland ee Warsaw khudbad uu kasoo jeediyey si adag ugu weeraray Madaxweynaha Ruushka oo uu ku sheegay "Dilaa / Kawaanle" aan xukunka sii joogi karin.

Read More »

Finland oo soo wajahday walwal dhanka Ruushka ah

0 Visits: 829 | Sunday March 27, 2022 - 17:19:52
Finand ayaa bartilmaameed u noqon doonto dagaalka nuuca kombuyuutarrada Ruushka haddii ay dalbadaan xubinnimada NATO, sida uu sheega madaxweynaha dalkaas Sauli Niinistö.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo dhaq dhaqaaq siyaasadeed sameeyay (Sawiro)

0 Visits: 795 | Saturday March 26, 2022 - 21:45:49
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddoonka Gobolka Banaadir, Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga Dalka, Booliska, Asluubta iyo Nabad Sugidda ayaa faray adkeynta amniga guud ee dalka iyo kan caasimadda.

Read More »

Shariifow Shar Ha u Shafeecin!

0 Visits: 605 | Saturday March 26, 2022 - 21:45:48
Muuqaal kooban oo uu Madaxweyne Shariif maanta soo duubay wuxuu uga hadlay arrinta Xildhibaan Aamina iyo Doorashada. Dhowrkan su'aalood ayaa iiga soo baxay warkiisa:

Read More »

Sheekh Shariif oo Afka furtay kana hadlay arimo dhowr ah.

0 Visits: 701 | Saturday March 26, 2022 - 21:45:45
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, oo shir jaraa'iid maanta ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda guud ee amniga dalka, gaar ahaan weerarradii ka dhacay magaallooyinka Muqdisho iyo Baladweyne.

Read More »

Shabaab oo saraakiil ajnabi ah kudishay Xalane

0 Visits: 740 | Wednesday March 23, 2022 - 20:08:25
Afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliya Gaashaanle Cabdifataax Aadan Xasan ayaa xaqiijiyay in kooxda Al-Shabaab ay weerarkii xerada Xalane ku qaaday ay ku dishay ugu yaraan Shan qof oo Ajaanib ah.

Read More »

(Daawo) Taariikh Nololeedka Sheekh Shariif Sheekh Muxyadiin

0 Visits: 1052 | Wednesday March 23, 2022 - 20:08:25
Sheekh Ciisa Diin Sheekh Shariif Shekh Muxyadiin Celi oo ka sheekeenayo taariikhda Caalimki weynaa ee Sheekh Shariif Sheekh Muxyadiin Celi.

Read More »

Wararki ugu dambeeyay Qaraxi lagu dilay Xildhibaanad Aaamina

0 Visits: 707 | Wednesday March 23, 2022 - 20:08:00
Wararka ka imanaya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in qarax lagu diley xildhibaan Aamin Maxamed Cabdi oo ka mid ahayd musharaxiinta u tartamaysa kursiga HOP135.

Read More »

Mareykanka oo wax kabadalaayo siyaasadiisa arimaha Soomaaliya

0 Visits: 771 | Sunday March 20, 2022 - 22:22:20
Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Larry André ayaa sheegay inay dawladda Maraykanka ka go'an tahay inay taageeraan dib usoo noolaynta Soomaaliya deggan, nabad ah, islamarkaana dimoqraadi ah.

Read More »

Finland oo sanadkii shanaad ku guuleysatay dalka ugu farxadda badan caalamka, Sweden iyo Norway oo galay

0 Visits: 708 | Sunday March 20, 2022 - 22:22:20
Dalka Finland ayaa sanadkii shanaad oo xiriir ah loo aqoonsaday dalka ugu farxadda badan caalamka, halka Afghanistan ay ku jirto kaalinta ugu hooseysa, waxaana ku xiga Lubnaan iyo Venezuela.

Read More »

Madaxweynaha Yukreyn oo kadhawaajiyay hadal saameen kuyeeshay Reer Yukreyn iyo Caalamka intiisa kale

0 Visits: 649 | Sunday March 20, 2022 - 22:22:19
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa ku tilmaamay go'doominta uu Ruushka geliyay magaalada dekedda leh ee Mariupol "argagax aan maskaxdooda ka bixi doonin qarniyo" halka maamulka Mariupol uu sheegay in kumanaan qof si xoog ah looga saaray halkaas.

Read More »

Muxuu salka ku hayaa muranka ka taagan dhaarinta xildhibaanada cusub?

0 Visits: 825 | Thursday March 17, 2022 - 21:06:14
Doorashada golaha shacabka Soomaaliya ayaa mar kale dib uga dhacday in lagu soo gaba-gebeeyo waqtigii loogu talo-galay oo aheyd 15-ka Maarso, ayada oo ay harsan yihiin doorashada in ka badan 30 kursi.

Read More »

Dood kadhalatay Xijaabka dumarka Muslimiinta

0 Visits: 911 | Thursday March 17, 2022 - 19:30:38
Xijaabka sida laga soo xigtay maxkamad taariikhi ah oo xukuntay talaadadii, ayaa lagu sheegay xukunkaasi in xijaabku yahay dhaqan, ee aanu la xiriirin diin

Read More »

Wiil Somali ah oo Walaalkiisa ku dilay Magaalada Columbus ee Dalka Mareykanka

0 Visits: 734 | Thursday March 17, 2022 - 19:30:38
Magaalada Columbus gobolka Ohio ee dalka Mareykanka waxaa ka dhacay dil dadka Soomaaliyeed si weyn uga argagaxeen,kaddib markii wiil dhallinyaro ah oo asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya halkaasi ku dilay wiil la dhashay.

Read More »

Beel dib ugala noqotay kalsoonidi Suldaankooda

0 Visits: 568 | Monday March 14, 2022 - 20:32:39
Wax-garadka, odayaasha iyo aqoonyahannada beesha Bahwadaag Dubays oo maalmahan lahaa kulamo wadatashi ah, ayaa shalay kalsoonidii kala noqday Isimkoodii Suldaan Maxamed Cabdullaahi Cartan, kaddib markii ay ku eedeeyeen in uusan raacin tallada tolka, oo keliya uu ku meel maro tiisa.

Read More »

Dumarka reer Ukrein oo safka hore kaga jira difaaca dalkooda

0 Visits: 591 | Monday March 14, 2022 - 20:32:39
Olena Zelenska, xaaska madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky, ayaa dadka la wadaagaysay sawirro cajiib ah oo muujinaya dadaalka haweenka iyo sida ay dalkooda u difaacayaan duullaankii Ruushka ka dib.

Read More »