Wiil Somali Oo Maxkamad kahor cadeyay in u la shaqeeyo shabab

0
Tuesday July 19, 2011 - 12:56:11 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 632
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wiil Somali Oo Maxkamad kahor cadeyay in u la shaqeeyo shabab

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cumar Cabdi Max’ed oo 26 sani jirt ah ayaa ka hor qirtay maxkamad ku taala gobolka Minnesota inuu xiriir la leeyahay Xarakadda Al-Shabab oo Soomaaliya ka dagaalanta.

Muwaadinkaan Soomaaliyeed oo dacwad oogayaashu ku soo ogeen dhawr eedood ayaa waxaa uu maxkamad ka hor sheegayinuu xiriir la leeyahay hogaanka Al-Shabab islamarkaana uu qorsheeyay inuu usoo socdaalo Soomaaliya si uu Al-Shabab ugu biro.

Cumar waxaa uu sheegay inay wax badan ka jiraan eedeymo loo soo jeediyay oo ay ka mid yihiin afduub iyo dilal Soomaaliya ka dhacay waxaana uu sidoo kale shaaca ka qaaday inuu u tababartay si uu dagaalyahanada Al-Shabab ugu biiro.

Qareenka u doodaya muwaadinkaan Soomaaliyeed ee maxkamada lagu soo taagay dalka Maraykan Peter Wold ayaa sheegay inay jiraan qorshe ehelkiisu wado oo ku saabsan sidii xukunka loogu qafiifin lahaa, Cumar Cabdi ayaa wajihi doona 15 sano oo xarig ah haddii si weyn dambigaan ugu cadaado.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip